Sign in to follow this  
Abtigiis

Itobiya telling TFG to ignore the Djibouti Agreement

Recommended Posts

Abtigiis   

Addis Ababa: Itoobiya oo dawladda Soomaaliya ugu baaqday in ay dhinac iska dhigaan Heshiiskii Jabuuti, ayna ka hormariyaan hirgalinta Axdigeeda.

6. januar 2009

 

Addis Ababa(AllPuntland)- Wasiirka amuuraha dibada ee dalka Itoobiya oo shalay garoonka Diyaaradaha ka duulayay ayaa sheegay in ay dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ku fashilantay qodobadii ugu badnaa ee loo unkay, wuxuuna sheegay in la garab maray Axdiyadii ay ku heshiiyeen Kooxaha Soomaalida ah.

 

Wasiirku wuxuu sheegay in ay dawladda Soomaaliya ay leedahay ciidamo fara badan, kuwasoo ay tababaro siiyaan ciidamada Itoobiya iyo wadamo kale oo dhamaantood caawinayay dawladda Soomaaliya.

 

Mesfin wuxuu sheegay in ay Xukuumada KMG ah ay dhinac uga leexatay Axdiyadii udagsanaa dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, ayna dayacday ciidamadii difaaci lahaa Xukuumada Soomaaliya.

 

Wasiirkan wuxuu ku dhaliilay Hogaanka Xukuumadaasi in aysan waxba ka qaban howlaha ka taagan gudaha dalka Soomaaliya, isagoo uga digay Xukuumada Soomaaliya in aysan meelmarin Axdiyadii loo unkay iyo qabashada waxyaabihii loo baahnaa.

 

Xukuumada Addis Ababa ayaa ugu baaqday Xukuumada KMG ah ee Nuur Cadde in ay dhinac iska dhigto qorshaha Shirkii Jabuuti, balse ay usoo jeesato cidii ay wax uga qaban lahayd gudaha dalka Soomaaliya, siiba gobalada ay ka dhacayaan dagaalada loona baahan yahay in maareyn loo helo dagaalada maalin walba ka socda gudaha Soomaaliya.

 

Baaqan ka soo yeeray dawladda Itoobiya ayaa ku soo beegmaya xili uu meel sare gaaray hadalka sheegaya in aysan Xukuumada Addis Ababa ku qanacsaneyn heshiiskii lugu gaaray Magaalada Jabuuti, ee ay saxiixeen rag ka kala tirsanaa dawladda Soomaaliya iyo Mucaaradkeeda qeybo ka mid ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

What Ethiopia wants is for the Alshabab to be crushed. It also wants the formation ofa 'satellite' government in Somalia. If it can't achieve this, turmoil and anarchy in Somalia is the second best option. Or maybe the first.

 

So, is it not blatantly clear to all now, that Nuur Cadde and Shariif's agreements amount to nothing? Is it not clear that any agreement which doesn't bring Alshabab onboard has zero chance of bringing stability in Somalia? Is it not so clear that what is being presented as a Djibouti agreement was parochial?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Somali opposition cautions against elections without parliamentary unity

 

January 5, 2009 Markacadeey

 

Djibouti based Alliance for the Re-liberation of Somalia [ARS] has cautioned against the move by a section of the Members of the Federal Somali Parliament in which they are planning to elect a president before divisions among the MPs are resolved.

 

In a press statement issued by the Djibouti based ARS led by Shaykh Sharif Shaykh Ahmad, the group cautioned against electing of a president for Somalia before the divided parliament is re-united. [somali MPs are divided into two, one group supporting the resigned Somali president, Abdullahi Yusuf Ahmad and the other, Prime Minister Nur Hasan Husayn].

 

The statement by the Djibouti based ARS said some Somali MPs who are in Nairobi, Kenya have embarked on electing a president before divisions among members of the Somali parliament have been resolved. The Djibouti based ARS said this can be a set back to the Djibouti agreement between the Transitional Federal Government of Somalia [TFG] and their Alliance.

 

Mahmud Ahmad Nur alias Tarsan, a member of the Djibouti based ARS was asked about the presence of Ethiopian troops in Somalia since today is the deadline in which the Ethiopian government has said it will withdraw their troops from Somalia. He responded by saying that the deadline for the withdrawal of Ethiopian troops from Somalia has not yet elapsed and will do so midnight tonight.

The press statement by the Djibouti based ARS also called upon insurgent groups who are fighting in the country to halt the attacks and work towards the attainment of peace. They urged the insurgents to take advantage of the victory [in which they have managed to drive out Ethiopian troops out of Somalia]

 

The Djibouti based ARS at last called upon the international community to support in the implementation of the Djibouti agreement and provide urgent humanitarian aid to those who are displaced in the country.

 

Source: Shabeelle Media Network website

 

 

How many of you remember Tarsan as the leader of the demos agaisnt the Ethiopian embassy and Cornwal Hospital here in London. Cajiib , human beings are after all weak

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this