xiinfaniin Posted October 29, 2009 Jafe01 you have not benefited from the lecture. lets see if Aw Tusbalxe fares any better Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted October 29, 2009 Xiin, apparently he was paying attention to her looks rather her well articulated speech. I have doubts if Aw would do any better Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted October 29, 2009 ^ Waan gartay. In the mean time let me close with this: Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Puntland: Wiilasha Anagaa Hayna Lama Dhiibin Waana Afar. Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Maamul Gobaleedka Puntland Cabdulaahi Jaamac Ilka Jiir ayaa Waraysi uu siiyay Idaacada BBC qaybta Afka Soomaaliga ku sheegay in hayaan Wiilasha ka soo jeeda Gobalka Soomalida O'gaadeeniya, Kuwaas oo maal mahanba la Xaqiijinayay in la dhiibay Wiilashan oo Shan ahaa ayuu sheegay inay Hayaan Afar ka mid ah meesha Midkii Shanaadna uusan sheegin Hadaba waxaa Shaki wayn galayay Dadka in kii Shanaad la dhiibay Wiilashan oo Magac yadooda kala ahaayeen, Faseex Cataab Cali, Maxamed Xasan Muuse, Maxamed Sheekh Badri Cabdulaahi Xasan Cali, Cabdi Maxamed Xasan Tareeso. Ayuu Wasiirki sheegay in ay ahayaan Afar Wiil. Waxaa Dhamaan laga Dhawaaqay Dunida Daafaheeda Waxaan Halkaas laga soo wada diray Baaqaq Canbaarayn ah oo lagu diidana Xariga Wiilashaas iyo Arrintoodaba Meel ku Danbaysaba. Maamulka Puntaland ayaa isagu ah maamul hada kahor u dhiibay Laba Mar dad ka soo Jeeda Gobalka Soomalida O'gaadeeniya kuwaas oo ahaa Dad ku nool Gobaladaas Bari. Aminarts on the issue !! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 29, 2009 ^^why do you post something you do not blve awoowe? It only shows that your feet are not firm, no? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted October 29, 2009 A&T waa nin wanaagsan oo kaftan badan. Laakiin, waxaad moodaa hadalkiisu inaanu fiiro lahayn. Somaliduna horay uga maahmaahdoo tidhi: "Hadalkaan fiiro loo odhan iyo Caanahaan fiiqsi loo dhamin, labaduba way kula fogaadaan" Xiin, adigu hadda ma reerka ayaad diffaacaysaa, oo warkaagu waa "Fiqqi tolkiis kama Janno tago" mise ninku wax intaas ka badan ayuu sameeyey ! Jaffe, niyow nin oday ah ayaa tahaye. Ha dagdagin oo nimankan Gheele.T iyo Xiin isku meel ayay ka duulayaane, yey inala fogaane hadalkaaga wax lakala hadh. Hadii kale, sidaad A&T u ammaanaysid ayaa gabayga iyo nuxurku kaa dhamaanayaa. Markaa, rasaastaada hadhawto u kaydso Haye, bal inoo wada sheekkada Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 29, 2009 ^^Awoowe reerku difaac uma baahna, and you know it. Xattaa reerku, reer maaha, ee waa umad Meeshaan tacliin baa ka socota Hunguriyaw ee kasoo qayb gal Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted October 29, 2009 Jaffe wallee wa dagaal yahan: Nimanku shan bey ahaayeene kii shanaad meeh? thats his point! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted October 29, 2009 ^ Bal dadka single story la ordaya ha la waydiiyo? Where could the 5th guy be by now? Xiin were you talking about the news? Could you elaborate on your last point? ,,, Hunguri xiniin istaabasho ayaa meesha taala sheeko marnaba ha ugu soo tala gelin waa iga talo Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 29, 2009 ^^Awoowe i though you were saying that people were handed over to Ethiopia, and this news says they are in custody of the ministry of enterior. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted October 29, 2009 I actually used to think the word Dhabayaco is an insulting word hence used to avoid it all those times Wixi dhib ah oo ka imaadaa A&T ayaa loo haystaa! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 29, 2009 Dhabayaco is not an insult, Dhubad. The origin of the word is Dhabacatto, which includes your neck of the wood in Diinsoor Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted October 29, 2009 ^Thanks for the clarifications Xiin! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted October 29, 2009 ^ Dhabayaco sow horta sagaare cune ma aha Originally posted by xiinfaniin: ^^Awoowe i though you were saying that people were handed over to Ethiopia, and this news says they are in custody of the ministry of enterior. Well I stand corrected, awoowe. The minister has repeated only what we have been saying. But it seems it's you guys who are still in total denial of what has happened. This is not the first time, is it? Sow how long can we let this happen? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 30, 2009 Saaka yaa arkay the man with the single story? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted October 30, 2009 ^^ Aw Tusbaxle isagoo madaxa xiinaranayaa la ii sheegay. Dagaal balaaran oo aan loo kala harin oo internetka ah ayuu u diyaar garoobayaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites