Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

The pillaging by xaaraan ku naax continues

Recommended Posts

dhuxulweyn_22726wirethumb.jpg

 

Dhuxushii ugu Fara Badneyd oo ka Dhoofeysa Dekadaha Kismaayo iyo Baraawe

 

Kismaayo - 25 Oktoobar, 2007 - Waxa dekadda weyn ee magaalada Kismaayo ku xiran markab weyn oo dhuxusha lagu rarayo, taas oo qeyb ka ah xaalufinta dhirta degaanka Jubbada Hoose, waxaana maalin kasta si isdabajoog ah dekadda weyn ee Kismaayo u soo gaaraya doonyo iyo maraakiib dhuxusha lagu daabulaayo.

 

Sidoo kale waxaa dhoofin tan la mid ah ay ka socotaa dekadaha macmalka ee ku yaalla xeebaha Koonfureed ee magaalada Kismaayo, waxaana doonyo waa weyn haatan laga rarayaa halka loo yiqaanno Buurgaabo iyo Cusbo, waxaana warkan oo aan ka heley goobjoogo ku sugan Kismaayo sheegayaa inay tahay dhoofintii ugu baaxadda weyn ee abad lagu arko Gobolka Jubbada Hoose.

 

Sidoo kale waxaa dekadda macmalka ee magaalada Baraawe ka furtey doon aad u weyn oo lagu raraayey dhuxul aad u fara badan, taas oo shaley ka shiraacatey dekadda, waxana maanta ama berito la filayaa inay halkaas ku soo xirato doon kale oo lagu raraayo dhuxusha sida uu nooxaqiijiyey mid ka mid ah shaqaalaha dhuxusha oo ku sugan xeebta degmada Baraawe.

 

Gobollada Koonfurta Soomaaliya ayaa waxay halis ugu jiraan nabaad guur ka dib markii la dhammeeyey dhirta ay xooluhu daaqi jireen, iyadoo durbadiiba la dareemey dhibaatada ay keentey xaalufinta dhirta deegaanka, waxaana la arkey dabeylo aad u fara badan oo aan horey looga aqoonin deegaannada Koonfurta Soomaaliya iyo roob yaraan la soo gudboonaatey Gobollada la xaalufiyey, kuwaas oo mar ahaan jirey Gobollada ugu barwaaqada badan uguna roob badan Soomaaliya.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Two years ago, I posted a report by United Nations, documenting this scorching trade.

 

I will repost now.

-------------

 

Maritime activities and revenue: charcoal, fisheries and piracy

 

The Somali coastline is 3,333 sea miles in length, with an exclusive economic zone that extends 200 miles offshore. Somalia continues to be without an effective central Government to control and administer its coastal waters. As a result, Somali coastal waters are under the control of a number of different local administrations or self-appointed militias, led by a faction leader.

 

This patchwork control of the Somali maritime environment has created or promoted three significant income generators for local administrations:

  1. The export from Somalia of, among other commodities, large commercial quantities of charcoal.
  2. Unrestrained foreign access to Somali marine resources and fisheries by foreign fishing vessels and © widespread piracy.

Charcoal

 

There are no regularly scheduled shipping services to Somalia, but individual ships from anywhere in the region, or the world, carry cargo to or from any of the more significant Somali seaports Kismaayo, Ceelmacaan, Marka, Ceelcadde (Mogadishu), Berbera and Bossaso. The Monitoring Group has learned that each of the these ports is controlled by a local administration, as defined above in the present report, that demands the payment of royalties by importers and exporters of goods and the payment of protection money while a vessel is in Somali coastal waters. Arrangements for the protection of a vessel are made by a vessel owner or operator through the services of an agent who works on behalf of a local administration. At the port of departure an advance payment is made to the agent, who then arranges for a clearance for the vessel at the port of arrival. This fee also guarantees a vessel’s protection while in Somali waters. Dhows and general cargo ships that use the above-mentioned ports are subject to the payment of these fees. Large cargo ships using the ports typically transport livestock, scrap metal or charcoal.

 

The charcoal trade has been mentioned in past reports of the Monitoring Group and the Panel of Experts as a considerable source of revenue for factions engaged in arms embargo violations. Its relevancy is particularly important in the south-central regions of Somalia. Major markets for charcoal originating in Somalia are Saudi Arabia, the United Arab Emirates and Yemen, where businesses do a lucrative trade in the commodity. It is also a means to obtain United States dollars through the foreign-exchange process.

 

Ports in Somalia where charcoal is known to be exported are Kismaayo (the largest quantity), Ceelmacaan, located 30 kilometres north of Mogadishu, and Ceelcadde, the local seaport of Mogadishu.

 

Even though the charcoal trade is linked to the livelihood of some workers in the areas of production, the overwhelming majority of the profits generated in Somalia will remain in the hands of those in charge of the local administrations, not the people that produce charcoal, who are very poorly paid for their labour. The following are the different stages involved in the process:

 

  1. Production: cutting, burning and bagging (Somalia).
  2. Collection: gathering product, loading onto lorries and delivering to seaports (Somalia).
  3. Trading: shipping costs, sales price negotiation, terms of sales (Somalia).
  4. Importation: wholesale and retail businesses (foreign country).

The price associated with each stage of production and collection is estimated at $0.30 per 25-kilogram bag. At the trading stage, © above, at the port of loading, the actual price is at $1.50 per 25-kilogram bag (including transport fees from the collection point to the port). The final sales price is $5 per 25-kilogram bag or $200 per metric ton (at the port of Kismaayo). The wholesale price at the importation stage, (d) above, is not known by the Monitoring Group. However, the retail price (price to the consumer) at stage (d) of the same 25-kilogram bag is $15 to $20.

 

The Monitoring Group has learned that those in charge of the local administration in Somalia are in charge of the stages of production, collection and trading, and as a result will receive the great majority of the profits generated; any collateral benefits accruing to the local population are negligible. A portion of the profits will be used to buy arms and reinforce the security apparatus of the militias of the local administration. As an example, in May 2005 it was reported that Colonel Barre Hirale contributed funds and logistical military support to Mohamed Ibrahim Habsade in his fight with TFG forces for control of Baidoa.

 

UN Report [a PDF file.]

__________________

 

The reality of Dhuxul trade, a virtual guide:

 

Geedkii%20Cambaha%20ooTaagan%20intaaan%2

 

Mango trees ready to be cut down. God knows how long years these trees took to grow into that stage. They no longer use faas, but machines that can cut hundreds of trees in an hour.

 

Mid%20kamida%20Xaalufiya%20yaasha%20oo%2

 

Geedkiioo%20uujaray%20Ninka%20xaalufiyah

 

Geedkii%20oo%20ay%20soo%20hartay%20Gunti

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaalufinta Deegaanka oo weli ka socota Degmada Baraawe

 

dhuxusha8_03063wirethumb.jpg

 

Degmada Baraawe oo xuddun u noqotey xaalufinta deegaannada Koonfureed ee Soomaaliya ayaa weli waxaa ka socta dhoofinta dhuxusha ,iyadoo jarista dhuxushu ay haatan si aad ah uga socotaa Gobollada Shabeellada Hoose, Bay iyo Bakool, dhuxusha halkaas laga soo jaro ayaa si toos ah looga dhoofiyaa Dekadda Macmalka ee Degmada Baraawe.

 

Dhirta dhuxusha laga jaro ee Degmada Baraawe ayaa mar hore dhamaatey iyadoo deegaanka Baraawe maanta lagu tilmaami karo mid la xaalufiyey, markii ay taas dhamaateyna loo jeestey dhirta Degmooyinka Kunturwaareey, Qoryooleey, Diinsoor, Buurhakaba iyo Qansaxdheere oo dhamaantood ka tirsan gobollada aan soo sheegney. Qalabka loo adeegsado jarista dhuxusha ayaa ah mid ku shaqeeya Korontada kaas oo xita ka taganeynin geedaha yaryar iyo kuwa aan loogu talagalin in dhuxul laga shido.waxaana si isdabjoog ah Dekadda Baraawe soo gaaraya gaadiid waaweyn oo sida dhuxusha laga soo jaro gobollada Bay iyo Bakool.

 

Waxa magaalada Baraawe ay la ciirciireysaa dhuxul aad u fara badan oo buuxisey dhammaan xeebta Degmada oo dhererkeeda lagu qiyaasey 2 KM, waxaana meel kasta oo banaan ee Degmada haatan ku diyaarsan dhuxul aad u fara badan oo la doonayo in la dhoofiyo,dhuxusha hadda halkaas taalla ayaa lagu qiyaasey ku dhowaad 10 markab oo waayeyn,waxaana dhaqaalaha ugu badan ee laga helo dhuxushaas ka fa’ideysta Maamulka uu horkacaayo Dhuxuloow iyo ganacsato ay isku beel yihiin. Xaaluufinta dhirta ee ka socota Deegaanka Baraawe iyo Gobollada la deriska ah ayaa weli jirin masuul ka hadlley ama wax ka qabtey, maamulka gobolka iyo xukuumadda dhaxe ee Soomaaliya, iyadoo xaalufintan ay keeni karto masiibo deegaaneed oo hadhow wax ka qabashadeedu adag tahay.

 

Dhinaca kale waxa jarista dhirtu ay saameyn ku yeelatey geed miroodyada la beero ee ku yaalla beeraha gobolka Shabeellada Hoose,arrintaasna waxa hormuud ka ah ganacsatada sameysa alaabta loo yiqaanno moobilka ee guryaha loo isticmaalo, waxaana dhirta hadda la jarayaa ka mid ah cambaha, bambeellmada iyo canuuniga
iyadoo ganacsatadu geedaha ku gataaan lacago aad u yar, dabadeedna ku jara makiinado, waxana dabadeed lagu sameeyaa in isla goobta laga jarey lagu jeexjeexo, sidasna lagu baabiyey geed miroodyo aad u fara badan.

 

Guddoomiyaha gobolka Shabeellada Hoose oo aan awood sidaas ah laheyn ayaa wuxuu soo saarey haddallo digniin ah oo uu u jeedinaayo Ganacsatada ku howlan jarista geed miroodyada, asagoo sheegey inay si degdeg ah ay u joojiyaan jarista geed miroodka,haddii ay hadalkaas u hoggaansami waayaanna uu sharciga la tiigsan doono,waxaana Guddoomiyaha looga fadhiyaa xaqiijinta joojinta jaridda geedmiroodka Gobolka uu madaxda ka yahay.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jamster   

This is totally disgusting; then again we have been killing somali muslims for decades now; who cares about the enviromnet right!! Wrong. The dessertification of our peninsula will have devastating effects will will be felt in the coming decades.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

MMA, These guys should be given the biggest environmental prize in the world for their sacrifices for life in order to defend and protect the environment from the asinine charcoal traders.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kaganacsiga dhuxusha oo kusii kordhaya Jubbooyinka

 

dhuxusha_ki.jpg

 

Kismaayo - Deegaanada Jubbooyinka ayaa tan iyo markii ay burburtay dowladii dhexe ee Soomaaliya waxaa si weyn ugu soo kordhayay jarista, dhoofinta iyo ka ganacsiga dhuxusha oo ay si weyn ugu taajireen dad badan oo ganacsato Soomaali ah waloow ay jiraan dad noloshoodaba ay ku tiirsantahay dhuxusha ka ganacsigeeda.

 

Qaar kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Jubbooyinka ayaa walaac ka muujiyay dabargoynta dhirta oo si xoogan oga socota koonfurta Soomaaliya waxaana aqoonyahanaasi ka mid ah Xasan Dhiilood oo ahaan jiray wasiirkii hore ee maamulka goboleedka Puntland waxaana uu qeexay in dhuxusha ka ganacsigeeda uu yahay mid xaaraan ah sida uu hadalka u dhigay isagoo ugu baaqay dadka Soomaaliyeed ee dalka kusugan in ay waxyaabo kale ku badashaan ka ganacsiga dhuxusha si ay u badbaadiyaan nolasha dadka reer miyiga ah iyo xoola dhaqatada oo imikaba iyaga la tiicaya oon iyo haraad iyadoo xoolahana ay yihiin kuwo waayay geed ay diirtaan iyadoo ay usii dheertahay abaaro ka jira gobolka.

 

Magaalada Sismaayo ayaad arkeysaa wadooyinka dhinacyadooda qaarkood dhuxul sida dabaqada oo kale la isa duldulsaaray kuwasi oo lagu daabulo dekeda Sismaayo si loogu dhoofiyo wadamada Qaliijka oo imika loo dhoofiyo dhuxusha.

 

Dadka ku dhaqan xaafadaha ay yaalaan dhuxusha ee magaalada Sismaayo ayaa ka cabanaya caafimaad daro iyo dhibaatooyin dhinaca dhicaca hawada ah oo si weyn u saameeysay dadka dagan xaafadaha Laanta Ganacsiga iyo Via Afmadoow halkaasi oo ah goobaha ugu badan ee ay yaalaan dhuxusha.

 

Jarista dhuxusha oo ah meelaha sida weyn looga jaro dalka gaar ahan Jubbooyinka ayaanan la ogeen xiliga ay ka joogsan doonto jarista dhuxusha balse waxaa jirtay dhoor jeer oo hore ayay dowladu FKMG mamnuucday ka ganacsiga dhuxusha iyadoo hadana aad moodo in halkeedii uun ay kasii socoto.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this