Emperor Posted February 5, 2009 Ururka Saxaafada Puntland oo cambaaryey dilkii Siciid Tahliil Thursday, February 5th, 2009 at 1:19 pm Horseed Media Bosaso, Puntland burhaan_axmedXoghayaha guud ee Ururka Saxafiyiinta Puntland Burhan Axmed Daahir ayaa ku tilmaamay dilkii Siciid Tahliil Axmed mid fool xun oo xad gudub ku ah xuquuqul insaanka iyo saxaafadda madax banaan. Burhaan Axmed oo Horseed Media Wareysi khaas ah siiyey ayaa sheegay in dilkan uusan ahayn kii ugu horeeyey oo sanadihii lasoo dhaafay ay socdeen falal lagu caburinayo saxaafadda xorta isla markaana dilal loo geysanayo Suxufiyiinta. Burhaan ayaa sheegay in dalka Soomaaliya uu yahay hada dalka Afrika ugu horeeya dhinaca goobaha ugu halista ah oo ay saxaafada ka shaqeyso, Caalamkana uu ka yahay Wadanka labaad ee ugu khatarsan. Xoghayaha Guud ee ururka Saxaafadda Puntland ayaa ugu baaqay beesha Caalamka iyo ururada u dooda xuquuqda bini’aadamka iyo Saxaafadda inay cadaasi ku saaraan garabyada siyaasadeed ee dalka Soomaaliya inay ka hortagaan falalka noocaan ah. Source: HR Media NEDSOM Horseed Media Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted February 5, 2009 The condemnations seem to be forthcoming. I was hearing of Xamar's elders condemnation too. Rumour has it that the journalists changed the way they work just before Mr Tahlil was murdered. And that Mr. Tahliil took an integral part in ushering in this new change. Apparently, the journalists and media houses agreed to maintain good reporting standards from hereon. That meant that live unedited maxaadaras from mosques, live press conferences via the telephone and all measures that limit control over content would be regulated, so as to filter out publicity seeking morons who call themselves leaders when infact they are not. Marka, it seems some didn't like this new attitude, which started with 'actually going to Al-Shabaab's press conference' instead of simply conducting it live, and unedited (to AS's advantage) through the phone. Quote Share this post Link to post Share on other sites