Liibaan Posted March 7, 2007 Shuyuukh Badan Oo Kuxidhan Jeelka Hargeisa Oo Dil Toogasho Ah Lagu Xukumay (Hargeisa}7.03-7 Maxkamada Gobolka Hargeysa, ayaa xukuntey, kuriday Xubno Ay Ku Tilmaamtay Argagaxiso , waxana Maxkamadu ay xukun isugu jiray dil iyo xadhig kala duwan ku xukuntay qaar ka mida wadaad-dadiii hore loogu cadaadin jiray Jeelka hargeisa oo uu kamid yahay sheekh maxamed ismaaciil.............................. Maxkamada oo Ragaasi ku xukuntay Magaalada Berbera waxa fadhigii xukunka gudoominayay Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Hargeysa Sahal C/laahi Xirsi. Waxa xubnaha magacyada la xukumay iyo sida loo kala xukumay ay kala yihiin sidan: 1. Sheekh C/raxmaan Maxamed Jaamac ‘’Indha Cade’’ Waxa lagu xukumay Dil toogasho ah 2. Sheekh C/raxmaan Cismaan Yuusuf , waxa lagu xukumay Xabsi Daa’in isagoo Maqan. 3. Sheekh Ibraahim Dheere , waxa lagu xukumay Xabsi daa’in , isagoo maqan Sheekh 4. Maxamed Cabdi Godane waxa lagu xukumay Xabsi Daa’in , isaga oo maqan. 5. Sheekh Ibraahim Jaamac waxa lagu xukumay Xabsi Daa’in isaga oo Maqan 6. Maxamed Caydiid Waxa lagu xukumay Xabsi daa’in isaga oo Maqan 7. Sahal waxa lagu xukumay Xabsi daa’in , isaga oo Maqan Sidoo kale waxa maxkamadu ay 20 sano oo xadhig ah ku xukuntay . 1. Maxamed Ibraahim Axmed ‘’Laba Qumac’’ 2. Muuse Cali Yuusuf 3. C/laahi Maxamed Axmed 4. Axmed Cali Xuseen (Axmed Kayse) Sidoo kale Maxkamada gobolka Hargeysa waxay saddex sano oo xadhiga oo laga soo bilaabayo Muddadii la qabtay ay ku xukuntay Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil oo ahaa ninkii sanadkii hore Sawiradiisa lagu baahiyay Internetka oo sida foosha xun loogu jidh dilay Xabsiga Hargeysa, Widhwidh Online News Desk...media Center Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ex-Xisbiga Posted March 7, 2007 Alot of people consider this justice for the slain girl and boy caught in the cross-fire and the 3 dead police officers. Indhacadde being the ring-leader of the plot to destablize the region got the death sentence, even though I think its a bit harsh but he did open fire and murder innocent bystanders in his exchage with police back in 2005. The families of the victims might get some closure. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jaylaani Posted March 7, 2007 Somaliland authority isn't doing enough to clean up. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 7, 2007 We never forget criminals but we might forgive them ,,,,,,, let those sheekhyo ku sheegs face the justice Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jaylaani Posted March 7, 2007 Jacayloow, Wlaahi hadii aad qof daacad u dariiq uga qaado waxaa lagu odhanayaa miyaad taqaana ninkan markaa tidhaa mayana waxaa lagu odhanayaa biloo uu INDHA CSDOO kale yahay DADKII khalakhlbay galiyeen let them face justice. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 7, 2007 LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL walee khalkhal bay geliyeen waa runtaaye Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jaylaani Posted March 7, 2007 The locals hate them with paasion....xitaa kuwa timaha waa wayn leh ee wadaadada sheegta way neceb yihiin. Markaan ku idhi maxaa dhacay waxay lagu odhanayaa oo diintaba daaqad bay ka so galeene maxay ka yaqaanaan. Locals are very religious but they don't like fanatics. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 7, 2007 That is why they are failed and were captured ,,,, who caught them ?? the locals in Dhoqoshey right ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharif_seylaci Posted March 7, 2007 Where does it says in the kitaab 2 kill enoucant ppl Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taliban Posted March 8, 2007 Originally posted by Sharif_seylaci: Where does it says in the kitaab 2 kill enoucant ppl Then why are those innocent sheikhs being killed? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wisdom_Seeker Posted March 8, 2007 I never knew that people could love their clan more than their religion. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Lake Posted March 8, 2007 Do you guys know that's an acting job? The video is all over Youtube check it out. Watch the ending how the dude tells the camera guy "Did you get that part (as in recorded)" What people will do to degrade others is disgusting...First it was that false Rape charge now this sh!t. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taliban Posted March 8, 2007 Originally posted by Tone: Do you guys know that's an acting job? A question is what's supposed to convince us it's an acting job? Man, you got a monumental task ahead of you. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted March 8, 2007 Originally posted by Jaylaani: Locals are very religious but they don't like fanatics. Aleyle nin walba kii abuuruu ku laaban. What qualifies as a fanatic Jaylaaniy-ow? Quote Share this post Link to post Share on other sites