Malika Posted December 17, 2009 ^ Waad iidhi jeeda, Bush iyo Tony Blair baad noguu noqooteen.. Che,dont trust xiin..Meyee Sophist,lakiin isaguu naa walalkii uun buu uu taageri! Good night fellas! Quote Share this post Link to post Share on other sites
miles-militis Posted December 17, 2009 Here is the trouble with Sanaag: some of their finest players went to play for Haylaan, and with Haylaan out of the contest, Sanaag is weakened, and is likely to end in disappointment. But then again, the same could be said about Sool with Cayn nicking some of its finest, and Bari with Karkaar pinching some of its own; And with that equation, Mudug with its original team intact is the likely winner. O’ well, may be not … Quote Share this post Link to post Share on other sites
Koora-Tuunshe Posted December 18, 2009 Markii hore waxaan taageerayey Haylaan. Nasiib daro waa la reebay. Hadana waxaa la jirey Bari maadaama strikerskooda ay kasoo jeedaan Dhahar. Soolna taageera weyn ayaan u hayay. Laakiin hada waxaad moodaa inuu dhiig i qaadey, oo waxaan soo qoray Heestii Sanaag, maadaama la leeyahay heestiinii aaway. This song will be hit, and you will listen to it in here after Sanaag wins the title. waa tan heestii: Tabta ay u dheelaan Waxaa lagu tilmaamaa Koox aad u tababaran Imisaa ay tartano Koob kala tageenoo Taariikho laga qoray Sanaag Tigers Waa naadi Tayo wacan Sanaag Tigers Tiriig weeye noo baxay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted December 18, 2009 lol @ tiriig, didn't know people still used that Quote Share this post Link to post Share on other sites
Koora-Tuunshe Posted December 18, 2009 Naxar The original word "tiriig" is driven from "Danab" or "Jac" ama aan iraahdee Dab iftiin dheer. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted December 18, 2009 you learn something new everyday Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted December 18, 2009 Originally posted by Mr.Paragon: Alla maxaa SOL waryaala , this got to be MasabTank play ground in Hyderabad India!But i must say Congrats to Striker Biindhe there(Pic) and the rest Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas_Bruv Posted December 18, 2009 Beer Gaal Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted December 18, 2009 Allah@Tiriig weeyye noo baxay Tiriig = mataramakis, no? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Koora-Tuunshe Posted December 18, 2009 Xiin Mataramakis Macnaha koowaad ee Tiriig (Af Soomaaliga asalka ah) waa "Iftiin", "Danab", "Jac", iyo "Ileys awood badan". Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted December 18, 2009 ^Koora Tuunshe thanks for the chant. Tiriig indeed iyo goolal sida sawaariiq u dananaya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Santaaro-Saaxiib Posted December 18, 2009 Mataramakis Waryaa bahasha wali ma xasuusataa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted December 18, 2009 Jemce wanaagsan Santaaro War ninyahow nin bahasha ammaan ka dhigay, anna waxaa ku ogaa iyadoo sanbuuska lagu gatto Quote Share this post Link to post Share on other sites