Sign in to follow this  
Paragon

Sanaag FC (We Own This Trophy)

Recommended Posts

Paragon   

Xulka gobolka Sanaag ayaa waxaa ay galabta ka badiyeen xulka gobolka Ceyn kuwaas oo ku hardamay garoonka Kubadda Cagta ee Mire Awaare Stadium halkaas ay ka socoto Ciyaaraha gobolada Puntland kaas oo galay wejiga ugu adkaa badan.

 

Qeybti hore ee Ciyaarta xulka gobolka Sanaag ayaa waxaa u suurtagashay in ay shabaqa xulka gobolka Cayn ay ku ruxaan goosha koowaad,waxaana qeybta hore ee ciyaarta ku dhamaatay 1-0 oo ay ku hogaaminayso xulka gobolka Sanaag.

 

Waxaa durbadiiba la sameeyey isku aadin,iyadoo lagu wado wareega Semi-finaalka ay isku arkaan xulalkaan;

 

Sanaag Vs Bari.

Mudug Vs Sool.

 

Waxaana intaa ka dib loo gudbin doona wareega kama dambeysta ah ee loo yaqaano Finaalka,waxaana iminka lagu jira marxaaladi ugu xiisaha badnaa maadaama xul weliba ay doonayso in ay qaado koobka.

 

Horseed Media.

 

Qeybta dambe ee ciyaarta marki la isku soo noqday ayaa xulka gobolka Ceyn ay sameyeen dadaalo dheeri ah oo ay ku doonaayeen in ay soo bareejeyaan xulka gobolka Sanaag,balse arintaas waxaa ka hortagay xulka gobolka Sanaag oo mudo ka dib ay dhaliyeen goolka labaad oo niyad jab xoogan ku noqotay xulka gobolka Ceyn.

 

Gobolka cayn ayaa muujiyey cayaar farsamadeedu aad u sareyso waxayna heleen fursado badan oo ay ku dhalin kareen goolal, waxaa sidoo kale ay heleen fursad ah rikoore kaas oo aysan ka faa’iideysan.Sagaashaanka daqiiqadood ee lagu talagalay ciyaarta ayaa waxaa ay ku soo dhamaatay 2-0,halkaas oo ay guusha ku raacday xulka gobolka Sanaag oo guruubka labaad ee B iyada iyo xulka gobolka Mudug ka soo baxeen, halka cayaaryahanada xulalka Ceyn iyo Karkaar ay isaga boorsooyinkooda

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Originally posted by xiinfaniin:

Buuhoodle laga badi

I am sadaned by this news

Erm, Malika I am sorry! Win some lose some, eh? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

Horta,where is this news coming from? Allsanag.com miya? :D

 

Was the trophy for being cute?

 

Well,same all eey! icon_razz.gif tragic would have been if it went to Bari or Mudug.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Its a tournament held in India this year and Sanaag lifted the cup in the Puntland Football Tournament in India but where it really matters is back home, the boys and girls we send over to India we send for studying not for winning football tournaments, yaa Paragon :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites

How come there are no many Bari supporters?

 

Don't get too exciting, this trophy is definitely going to Bari, they have the talent and the skills.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^After Buuhoodle's loss, I am definetely a Bari supporter

 

Bari is strong team on paper, we shall see how they handle Sanaag or Sool or Mudug, which ever qualifies

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Malika, it means we have the players to pick up any cup. The photos were exhb 1. :D

 

Fiqikhair, if we did it there (in a foreign land) we can do it here too. icon_razz.gif

 

Xiin, I'll support Bari as a second choice. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this