Juje Posted October 6, 2009 Xassan Daahir: Hala joojiyo dagaalka Jubada Hoose Guddoomiyaha Xisbul-islam Sheikh Hassan Daahir Aways, ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dagaaladda u dhaxeeya xisbul-islam iyo Al-shabaab. Sheikh Xassan oo BBCda la soo xiriiray waxaa uu ugu baaqay kooxaha Xisbul Islam iyo Alshabaab ee Jubada Hoose, in ay wada hadlaan oo joojiyaan dagaalka. uxuu sheegay in si nabad ah lagu dhameeyo wixii qilaaf ah. Xisbul Islam iyo Alshabaab ayaa isku haysta meelo badan maamulka. AUDIO Listen to the audio clearly Sheikh Aweys clarifies that Shabab are instigators of this conflict. He also confirms that Axmed Madobe is a Mujahiid and a respected member of Xisbul Islam. He repeats several times the necessity to end the conflict through dialogue. In the interview Xassan Dahir is humble and more diplomatic than he was ever before. Anywayz I am waiting for Libax Sakabtabte to come tell me how he differs with the Sheikh by insisting that Axmed Madobe is a tribal leader and was a tribal footing in Kismayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 6, 2009 He's the last of the harded-headed old timers. I believe his time is up. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted October 6, 2009 Xassan Daahir: Hala joojiyo dagaalka Jubada Hoose He is for ceasefire,but just some areas and not for ALL of Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted October 6, 2009 Originally posted by Che -Guevara: He's the last of the harded-headed old timers. I believe his time is up. How many more hard heads do you intend to get rid of, and what will you remain with? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 6, 2009 All Barre's haraagii, and finally Sharif and his jolly boy Ina Rashid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted October 6, 2009 Originally posted by Che -Guevara: All Barre's haraagii, and finally Sharif and his jolly boy Ina Rashid. Indeed...bal marka hore idinka isa so kala reba. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 6, 2009 ^well, time is on our side, eight months of Sharif and nothing to show for, and soon enough his term will be up. Aweys and his boys will be disbanded. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted October 6, 2009 Originally posted by Che -Guevara: ^well, time is on our side, eight months of Sharif and nothing to show for, and soon enough his term will be up. It is surprising his term limit concerns but what ever gave you the thought that you will replace him upon its end is bewildering. If it will give you any comfort please note emphasis is on the term he requires to eliminate and bring an end to you guys rather than the opposite. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 6, 2009 ^History is on my side and it's ironic that you wholeheartedly support today will meet the same as the one you mocked one. Bring an end to Al-Shabaab, how...? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Zinki Posted October 6, 2009 Hizbul Islam started this war(Madoobe) and portraying that the Shabab are the instigators of this war just shows how they want to play around the truth. In time we shall see where this ends. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 6, 2009 Fulay. Aweys waa fulay, at least the boys in Jubbooyinka are making a stance while he is speaking from both sides of his mouth. TFG has an oppurtunity to reach out... Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 6, 2009 perhaps this is what Aweys was looking for,namely that alshabaab will never fight 'Xizbul Islam'. And that means him Muqdisho: Al- Shabaab oo ka hadlay hadalkii Hogaamiyaha Xisbul Islaam. 6. oktober 2009 - APL Muqdisho(AllPuntland)- Sarkaal sare oo ka tirsan Xarakada Al- Shabaab ayaa shaaca ka qaaday in hadalkii Hogaamiyaha Xisbul Islaam oo ahaa mid aan loo dhameyn, wuxuuna cadeeyey in dagaaladii ugu dambeeyey ee ka dhacay magaalada Kismaayo, aysan masuuliyadooda laheyn, ayaga kaliya ah, balse ay qeyb wanaagsan ku lahaayeen Madaxda Ururka Xisbul Islaam. Sarkaalkan oo ka hadlayay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in ay Xisbul Islaam, qaarkood hoos ka taageersan yihiin dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, kuwaas oo uu sheegay in ay ka been sheegayaan dagaalada ay ka wadaan gudaha dalka Soomaaliya, isagoo markaas ula jeeday dhinacyadii dhawaan kula dagaalamay gudaha magaalada Kismaayo. Al- Shabaab ayaa sheegay in aysan marnaba diyaar uaheyn dagaal ay lagalaan Xisbul Islaam, balse waxa ay sheegeen in ay la dagaalameen shaqsiyaad ka soo horjeeday Shareecada Islaamka, waa sida ay hadalka udhigeene. Sheekh Axmed Madoobe Islaan ayaa dhawaan la dagaalamay Al- Shabaab,waxa ayna ka saareen gudaha magaalada Kismaayo, isagoo hada ku sugan deegaano ka baxsan magaalada Kismayo, halkaasi oo lasheegay in ay Xarakada Al- Shabaab udirtay ciidamo kula sii dagaalama. Dagaaladii ugu dambeeyey ayaa dhacay xalay, waxaana guulo sheegtay Xisbul Islaam, balse Al- Shabaab ayaan wali si toos ah uga jawaabin, qaraarka ah in wada hadal lafuro, isla markaasna ay xabada joojiyaan, inkastoo ay shaaciyeen in aysan marnaba la dagaalameyn Xarakada Xisbul Islaam. Labadan Urur ee dagaalamaya ayaa horay uga soo horjeestay dawladda Soomaaliya, waxa ayna ugu dambeyntii dhinacyadooda ku dagaalameen gudaha magaalada Kismaayo ee xarunta Jubada hoose oo ay hada isku hayaan. F. C. Maxamed AllPuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted October 6, 2009 Originally posted by Faarax-Brawn: quote: Xassan Daahir: Hala joojiyo dagaalka Jubada Hoose He is for ceasefire,but just some areas and not for ALL of Somalia. loool...malla yaabtay...markii laga awood roonaado oo bannaanka lagu helo wuxuu leeyahay "halla joojiyo dagaalka walaalayaal", markii uu dumarka iyo carruurta ku dhex gabbanayana wuxuu leeyahay "Is qarxiya oo dagaallama"! Quote Share this post Link to post Share on other sites