Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Allah ha u Naxariisto

Recommended Posts

jilbis2.jpg

 

Waxaa ala ha u naxariistee shil gaadhi ku geeriyooday tafatirihii webka Alldarwiish Eng C/qaadir Cali Jaamac Xoosh(Jilbis),isagoo safar kaga yimid magaalada Garoowe una socday dhinaca magaalada Widhwidh,waxaa isna shilkaas ku geeriyooday Col. Jaaamac Axmed kaarshe(Jaamac Yare)oo ka mid ahaa saraakiisha ciidamada Puntland.

 

 

Eng jilbis ayaa ahaa suxufi si weyn looga qadariyo Soomaaliya,wuxuuna ka mid ahaa aasaasayaashii webka Widhwidh Online,intaanu u wareegin Web uu isagu leeyahay ee Alldarwiish,oo ka mid ahaa webebka ugu sharafta badan webebka laga leeyahay mandaqada SSC.

 

Shilkaas ayaa waxa ku dhaawacmay Sulub Cali Gaas oo ahaa gudoomiye kuxigeenka gobolka Sool ee Puntland,iyo weliba wadihii gaadhigaas.

 

Hadaan nahay bahda Afnugaal Online waxaan tacsi u diraynaa qoyskii iyo eheladii ay ka geeriyoodeen marxuumiintaas,waxaanuna eebe uga baryaynaa in uu u naxariisto oo janadii firdowsa ka waraabiyo.Ilaahoow Aamiin..Aamiin..Aamiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Allah u naxariisto. Laakiin the reports is wrong. Col. Jamac Yare waa Xildhibaan Puntland, wuxuna ahaa nin aad u qiimo badan. Barlamaanka Puntland aad looga jeclaa, Ilaahayna janno haka waraabiyo dhamaantood ehelkoodna samir iyo iimaan Allaha siiyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this