Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland: President Nominates Committee on Sool Eastern Sanaag Issues

Recommended Posts

Xukuummada Somaliland Oo Guddi Miis Culus Leh U Magacawday Ka Soo Tallo Bixinta Xaalada Aaga Gobolada Bariga Ee Sool Iyo Sanaag Bari

 

Hargeysa(HWN):-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud [siilaanyo] ayaa guddi miisaan leh u magacaabay ka soo tallo-bixinta, qiimaynta, xaalada duruufeed iyo nololeed ee ka taagan Gobolada Bariga, iyo qaabkii loo xalin lahaa aaga Bariga Gobolada Sool iyo Sanaag Bari.

 

Sidaa waxa lagu sheegay warsaxafadeed uu ku saxeexan-yahay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir [Cukuse] oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay xafiiska Shabakada Wararka ee Hadhwanaagnews ee Magaalada Hargeysa.

 

Guddidan oo ka kooban shan Wasiir iyo sadex kuxigeen oo uu gudoomiye u yahay Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, waxaanu u dhignaa warsaxafadeedkii oo dhameystiran sidan:

 

 

 

“Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu magacaabay Guddi ka soo tala bixisa Su’aasha Gobolada Bari.

 

Waxaanu madaxwaynuhu Guddidaasi uu Magacaabay faray in ay ka soo talo bixiyaan soona qiimeeyan, isla markaana soo darsan Duruufaha ka taagan iyo qorshe Nabadeedkii lagu Xalin lahaa Aaga Bariga ee Gobolada Sool iyo Sanaag Bari.

 

Xubnaha Guddidan Madaxwaynuhu uu magacaabay waxa uu Gudoomiye uga dhigay Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Mudane: Dr: Maxamed Cabdi Gaboose.

 

Waxanay kala yihiin Xubnaha Guddidu : -

 

 

 

1. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha

 

Dr. Maxamed Cabdi Gaboose

 

2. Wasiirka Wasaaaradda Gaashaandhiga

 

Mudane: Axmed X. Cali Cadami

 

3. Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada

 

Mudane: Maxamuud Xaashi Cabdi

 

4. Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Wershadaha iyo Dalxiiska Mudane: Cabdirisaaq Khaliif Axmed

 

5. Wasiirka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta

 

Mudane: Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed

 

6. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha

 

Mudane: Cismaan Garaad Soofe

 

7. Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Wakiiladda

 

Mudane: Baashe Maxamed Faarax iyo

 

8. Mudane: Fu’aad Aadan Cadde”

 

 

 

Si kastaba ha ahaate, wakhtigan ayaan la garanayn waxa keenay inuu Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud [siilaanyo] uu Magacaabo guddidan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha SL Oo magacaabay Guddi Culus Oo Ka Soo Talo-bixis SOOL

 

Madaxweynaha Somaliland Oo magacaabay Guddi Culus Oo Ka Soo Talo-bixisa Sida Loo Waajahayo Xaaladaha Nabadeed Ee Bariga Gobolada Sool iyo Sanaag Bari

 

Hargeysa (TVSE)- Madaxweynaha Somaliland Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo), ayaa magacaabay Guddi sideed xubnood ka kooban oo isugu jirta Wasiiro Iyo Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Wakiiladda, kuwaas oo uu xil-saaray inay ka soo talo-bixiyaan Duruufaha ka taagan iyo qorshe Nabadeedkii ee lagu Xalin karo aagga bariga ee Gobolada Sool iyo Sanaag Bari.

 

Sidan-na waxa lagu sheegay war-saxaafadeed galabta ka soo baxay xarunta madaxtooyada Somaliland kaas oo uu ku saxeexnaa AF-hayeenka Madaxtooyadda JSL C/laahi Maxamed Daahir (Cukuse), kaas oo u dhignaa sidan:- “Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu magacaabay Guddi ka soo tala bixisa Su’aasha Gobolada Bari.

 

Waxaanu madaxwaynuhu Guddidaasi uu Magacaabay faray in ay ka soo talo bixiyaan soona qiimeeyan, isla markaana soo darsan Duruufaha ka taagan iyo qorshe Nabadeedkii lagu Xalin lahaa Aaga Bariga ee Gobolada Sool iyo Sanaag Bari.

 

Xubnaha Guddidan Madaxwaynuhu uu magacaabay waxa uu Gudoomiye uga dhigay Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Mudane: Dr: Maxamed Cabdi Gaboose.

 

Waxanay kala yihiin Xubnaha Guddidu : -

 

1. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha

 

Dr. Maxamed Cabdi Gaboose

 

2. Wasiirka Wasaaaradda Gaashaandhiga

 

Mudane: Axmed X. Cali Cadami

 

3. Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada

 

Mudane: Maxamuud Xaashi Cabdi

 

4. Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Wershadaha iyo Dalxiiska Mudane: Cabdirisaaq Khaliif Axmed

 

5. Wasiirka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta

 

Mudane: Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed

 

6. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha

 

Mudane: Cismaan Garaad Soofe

 

7. Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Wakiiladda

 

Mudane: Baashe Maxamed Faarax iyo

 

8. Mudane: Fu’aad Aadan Cadde

 

Guddida Horumarinta Gobolka Sanaag Oo Ka Dayriyay Xaalada Uu Ku Sugan Yahay Gobolkaasi + Baaq Culus Oo Ay Xukuumadana U Direen

 

WARKA 2AAD

 

Hargeysa (TVSE)- Guddida horumarinta Gobolka Sanaag, ayaa ****olka ka qaaday in Gobolkaas ay ka jirto duruufo ad-adag oo u baahan in wax laga qabto, isla markaana waxa ay Xukuumada madaxweyne Axmed Siilaanyo ugu baaqeen in ay wax ka qabato Xaalada Degaankaas ka jirta ee gobolada dalka ka reebtay.

 

Guddidu waxa ay sidan ku sheegeen shirjaraa’id oo ay ku qabateen Hotel Imperil ee magaalda Haygeysa, halkaas oo ay ka hadleen xubno isugu jiray Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiida JSL, Siyaasiyiin, aqoonyahano iyo odayaal ka soo jeeda Gobolka Sanaag, oo si weyn uga xog-waramay xaalada guud ee uu ku sugan yahay gobolka Sanaag, waxaanay sidoo kale ka hadleen kulan ay la yeesheen Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamed (Siilaanyo).

 

Guddidan horumarinta Gobolka Sanaag ayaa waxay ku soo bandhigeen shirkan ja’raad warbixin ka hadlaysa xaalada u ku sugan Gobolka Sanaag oo ay ku sifeeyeen gobol Go’doon ah dib u dhac iyo dayac badan oo aanu gayin la hadhay, marar badan la kulmay dhibaatoyin xaga arrimaha Bulshada ah, iyaga .

 

Waxaana ay u dhignayd sidan:-

 

1- In gobolka Sanaag loo aqoonsado Gobol Dhibaataysan oo u baahan in Gobolada kale la soo gaadhsiiyo, nabadgalyadiisana la sugo oo lagu xisaabtamo duruufaha ku xeeran.

 

2- In waddada isku xidha Burco iyo Ceerigaabo maalgashi loo raadiyo lana dadajiyo inta aduunwaynuhu la dhacan yahay Dimoqraadiyada.

 

3- In tacliinta Gobolka laysku dheeli tiro jaamacadaha ka jira waxa ka dhiman loo dhameeyo.

 

4- In cusbitaalada Ceerigaabo iyo kuwa kale ee Gobolka ku yaala si waxtar leh looga shaqaysiiyo.

 

Iyo qodobo kale oo ka waramaya baahiyaha aasaasiga ah ee lama huraanka ah in xukuumada cusubi wax ka qabato sidii gobolkaasi horumarin looga samayn lahaa, islamarkaana gobolku u soo gaadhi lahaa gobolada kale ee dalka.

 

Dhanka kale guddidu waxay ugu baaqeen qurbo jooga reer Sanaag inay gobolkooda hiil iyo hooba u soo hurmadaan sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen dibu dhiska horumarka gobolka dhinac kasta.

 

Guddidu waxay sheegeen in madaxdweynaha kulankii ay la yeesheen uu madaxweynuhu balanqaaday, isaga oo xilligii ololaha doorashada uu ku jiray safarkii uu gobolka ku soo maray indhiisa ku soo arkay xaalada gobolka ka jirta, waddo xumadu ugu horayso in bilawga uu waddada wax ka qabashadeeda uu ka bilaabayo, waanu balanqaaday ayay yidhaahdeen. Iyadoo wax

 

 

source tv somalilandeurope

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

No such thing as "Eastern Sanaag". Sanaag is a region predominantly settled by the people of Maakhir.

5 out of the 6 Counties of this region are principally peopled by reer Maakhir.

 

We are blessed with expansive green land, resource-rich and a long coast. Both "Somaliland" and "Puntland" are better advised to reconsider their policies for Territorial Aggrandizement.

 

 

Awdalites are now expressing their discontent with the SL administration and its power-sharing system. It's time Silanyo focus his energy on that brewing tension and how to re-address the imbalance of SL's system of governance.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

^^ lol war gormii daadkii dhaan sanaag noqdeen makhiir, you have better luck with 1 sanaag united rather then makhiir which 65% of sanaag don't recognise. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

HARGEISA (SomalilandPress) — President Ahmed Mohamed Silaanyo today announced in a press release an advisory committee that will study and find a peaceful solution to resolve the current conflicts in Sool and parts of eastern Sanaag regions of Somaliland. The committee headed by Interior Minster Dr. Mohamed Abdi Gaboose consists of eight members whom all hail from different states of Somaliland.

 

New Somaliland President Ahmed Mohamud is taking very serious the current issue in Sool and eastern Sanaag and therefore this new committee is expected to report back to the president with concrete ways to resolve this matter.

 

The darwiish clans mainly inhabit parts of Sool and Eastern Sanaag in Somaliland, the clan is currently divided between pro-Somaliland, Somalia, Puntland and Islamists groups that operate in Somalia’s south and the Galgala region of eastern Sanaag.

 

Below are the names of the committee members.

1: Dr Mohamed Abdi Gabose - Minister of Interior and Domestic Affairs.

2: Mr Ahmed Haji Ali Adami – Defence Minister

3: Abdirisaq Khalif Ahmed – Minster of Trade, Industrialization and Tourism

4: Mr Mohamud Hashi Abdi - Minister of Aviation

5: Mr Abdirisaaq Ibrahim Mohamed - Minister of Telecommunication and Postal Service

6: Mr Osman Garad Soofe - Deputy Minister of Interior

7: Mr Bashe Mohamed Farah – Deputy Speaker of the House of Elders

8: Mr. Fuad Aden Adde - Former Minister

 

Source:SomalilandPress| Tuesday, 17 August 2010

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

libaahe dee ceerigabo may sheegan karan lol

OO hadaa ma ethenka sheegan kara? Ceerigaabo is a shared city, if comes to claims, darwiishland will have the lion share, lol, as long. As we are throwing biased facts out there

Share this post


Link to post
Share on other sites

Naxar nugaaleed ceerigabo waydinki iskaga guuray degaan ahaan laakin dadku wa somaliland dalkuna wa somaliland qolada maakhriyintu wa kuwii badhan iska dagay soo kan nasir caasimadi sanaag ba meel kale ku tilmaamay caasimad kalle babay samaysteen lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xajiyow micna malaha meesha ay rer badhamod yidhaahdan waa caasimada ama badhan ama ceerigaabo, mushkiladu waa rer sanaag oo kala sheegta saanag, Badhan maanta laga yaaba in ay ka dad badan tahay ceerigaabo. Mida kale yaa ku sheegay in ay darwiishtu ka guureen ceerigaabo, ma ninkan libaahe?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this