Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Even Israel Comes In ...........

Recommended Posts

Wasiirka Gaadiidka dowladda Israa’iil ayaa sheegay in dowladda Israa’iil ay hogaanka u qabanayso la dagaalanka kooxaha burcad badeeda Soomaaliya ee maraakiibta shishyeeye ku Qafaaladda Xeebaha Soomaaliya iyo Gacanka Cadmeed.

 

Iyadoo oo inta badan Beesha Caalamku ay ka doodayaan waxa laga samayn karo burcad badeeda ku sii xoogaysanaysa Badweynta India ayaa Israa’iil waxa ay sheegtay in ay la wareegayso hogaanka dagaalka ka dhanka ah burcad badeeda Soomaaliya.

 

Wasiirka gaadiidka ee Israa’iil Yisrael Katz ayaa hdalkaani maalintii Shalay kaga dhawaaqay furitaankii kulan ay yeesheeen Masuuliyiinta Israa’iil u qaabilsan xagga Dekadaha iyo maraakiibta.

 

 

Xarun rasmi ah oo masuuliyiintaasi ay leeyihiin ayaa la sheegay in loo xilsaaray in ay dabagal ku samayso oo ay bad baadiso Maraakiibta ganacsiga hadii kooxaha burcad badeedu ay ku weeraraan Badda Cas.

 

Hadalkaani ayaa imaanaya bilo yar kadib markii shirkad dhinaca Ammaanka oo gaar loo leeyahay oo ay samaysay Israa’iil ay ka hortagtay weerar kooxo burcad badeeda Soomaali ah ay ku doonayeen markab laga leeyahay wadanka Talyaaniga taasoo aheeyd markii ugu horeeysay ee shaqaale hubaysan oo saaran doon rayid ah ay ku guuleystaan in ay iska caabiyaan weerarka burcad badeeda Soomaalida.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^ ^^

 

what a shame.

 

even the jews we don't recognise want some of our resouces

Share this post


Link to post
Share on other sites

israel maxaa ola yaabe! Even somaliland baa gashey!! lool.. and they dont even have one markab.

 

I am waiting for the day and when pland says.. yeah we sent ciidan there 2 lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this