Thankful Posted June 2, 2008 DHISMAHA MAXJARKA BOSASO OO DHAWAAN LA SOO AFMEERAYO Bosaso:- Dhismaha Maxjarka Bosaso Duleedkeeda laga dhisayo ayaa la sheegay in la soo afmeeri doono Bilaha Soo Socda iyada oo la sii marin Doono Maxjarkaasi oo lagu baari doono Xoolaha Laga Dhoofinayo Dekeda Bosaso Kuwaasi oo ka kala yimaada Gobolada Dalka Somalia. Waxaana ka howlgali doona Maxjarka Bosaso Dhakhaatiir ajaanib ah iyo Somaali ah kuwaasi oo aqoon u leh Caafimaadka Xoolaha Nool. tan iyo bur burkii dalka somalia waxa soo maray caqabado ad adag oo ku aadan Iibsiga Xolaha nool ee loo dhoofiyo Dalka Dibadiisa kuwaasi oo mudooyin dhowr ah la kulamay Xanibaado looga soo rogay Dalalka Loo iibgeeyo. Maxjarkan ayaa dhismihiisu waxa uu soo guur guuranayay Mudo gaadhaysa Sanad Iyada oo Markii La bilaabayayna uu jira khilaafaad u dhaxeeya Maamulka Iyo Ganacsatada kaasi oo ku aadanaa cida Gacanta ku qaban doonta Maxjarka iyada oo maamulkuna qandaraas arintaasi ku siiyay Ganacsade Sucuudiyaan ah. Haddaba Madaxweynaha Puntland ayaa maalinimadii Shalay ahayd booqday halka laga dhisayo maxjarkaasi waxaana uu halkaasi kula kulmay Madaxda Gacanta ku haysa Dhismaha Maxjarka oo Ay ku jiraan Kuwo Ajaanib ah waxaan ay madaxweynaha u sooo gudbiyeen Habka uu u socod Dhismaha Iyo Inta Xoolaha ee uu qaadi karo halkii mar Iyo Tirada Shaqaalaha ee ka howl gali karta. Cadde Musse waxa uu sheegay Shaqaalaha Maxjarka in ay Dadajiyaan Dhismaha Si Dar dar loo galiyo Dhoofinta xoolaha oo ay dad badan aaminsan yihiin in haddi la bilaabo ay Hooos u dhigi doonto Qiimaha Maciishada Daruuriga ah ee Cira ka soo dagi la'a. Kormeerka Madaxweyanaha Waxaa ku waheliyay Gudoomiyaha Barlamaanka Wasiiro ka tirsan Golaha Xukuumada Duqa Bosaso Iyo Badhasaabka Gobolka Bari. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 2, 2008 Nice one President Cade... Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 3, 2008 Range Resources Limited (“Range” or “the Company”) is both an ASX listed (ASX: RRS RRSOA) and AIM listed (AIM: RRL) exploration Company, with its principal activity directed towards finding and delineating natural resources in the oil, gas and mineral sectors in Puntland, Somalia. Puntland is believed to have all the geological requirements to become a commercial oil-producing region. Somalia, and in particular Puntland, remains one of the last under-explored countries that has a high potential for considerable reserves of hydrocarbons which can be subsequently developed for the benefit of both the people of Puntland and Range Shareholders The Company believes that through the generation of work and government royalties from hydrocarbon and mineral exploration and development numerous social and economic benefits will result. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 5, 2008 Nice one saxib, any news on the airport. Would be good if they complete it by August 2008. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted June 5, 2008 I few years ago many Arab states banned the import of live stock from Somalia, claiming they carried disease. This hurt the already fragile Somali economy which was dependant on income it brought in. Soon after that Arab states gave Somalia a different option which involved bringing the animals through djbouti for examining. This proved not to be in Puntland's best interest because of the fact that Djbouti would take a percent of the money. After great debate the Puntland Administration thought of another alternative which would have a live stock quarantine built in Bosasoo that met the Arab state's health standards. This way it would not only employ Somalis, it would also help the animal herders who lost a lot. This is one of the many projects that this administration has involved itself in. It is finding ways to look past the fact that Puntland has a significant arid landscape and is finding ways to get the economy going. The airport is being built and the runway is the most difficult and costly part of it, but insha'Allah it will be finished. The Somalia has been suffering for 17 years and it won't be fixed quickly. The Puntland administration has been taking everything one step at a time. But like so many other countries Somalia needs help from it's diaspora, not by the typical complaining about this or that leader. Just simply involving yourself in projects that would help your people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted June 5, 2008 I'll ask about the airport, I heard the goal is by the end of summer. But the people have really welcomed the exploration and has employed many people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 5, 2008 Its great remmeber Puntland is 10 years in August it would be great to have our Bossaso Airport done by then. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted June 5, 2008 looking good so far Quote Share this post Link to post Share on other sites