Sign in to follow this  
miles-militis

Carmo Police Academy - police cadet graduation ceremony

Recommended Posts

bambo   

Nice work done by the TFG, they should stick to Nation building rather fighting and killing all the time -Somalia had enough .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Paragon

 

This is dad's knowledge passing from one generation to the other.

 

carmo17.jpg

 

 

:D

 

 

Bambo

 

I agree we need to build a nation, but you can't do that with looters and merchants who for 16 years pulled off the basic framework of Somalia's beautiful landmarks for a few pennies here and there. Security is a must and the nation will build from there inshallah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Most of those men are senior police officers and yes,they look like very organized officials.The Academy really amazed me,beautiful.It looks like we are heading where we should have been heading for all the lost years.Again,the Police chief seems to be doing a good job,would also like to see the Military command's progress.

 

 

P.s.Gentlemen,nice job!

Share this post


Link to post
Share on other sites
bambo   

Takko sxb .

 

Other method or strategies can be used to bring peace and stability in Xaamar

 

 

For example if those men’s are insisting keeping city hostage Then TFG can just cut city off and alienate them- Make sure nothing comes in or out . Patient what’s need, ever since TFG came in to Mogadishu they got carried away? TFG is simply falling into their Trap. The art of politics is more powerful then Guns and the shelling.

 

Shelling city will do damage to the TFG.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaylaani   

Guulwadayashii dawladi siyaad bare ka hadhaa darajo soo wada xidhay...

 

Midbaan arkay GAASHAAN iyo 3 xidigood leh. I don't think even Xuseen Kulmiye (the highest police official in Somali History) was decorated that much.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Prof. Geedi oo tababar ugu soo xiray ciidan degmada Carmo.

 

Boosaaso, Arbaco, April 11, 2007 Simba Radio

 

Ciidamo lagu tababaray deegaanka Carmo ee maamul goboleedka Puntland ayaa maanta waxaa tababarka usoo xiray Ra'iisul-wasaare Cali Maxamed Geedi.

 

Ciidamadaan ayaa muddo lex bilood ah tababar ku qaadanayay deegaanka Carmo ee maamul goboledka Puntland iyadoo tiradooda lagu sheegay 109 Askari.

 

Ciidamadaan ayaa laga soo kala aruuriyay deegaanada Puntland, iyadoo loo tababarayay inay kamid noqdaan ciidamada Booliska maamul goboleedka Puntland.

 

Ra'iisul-wasaare Cali Maxamed Geedi oo maanta usoo xirayay tababarka ciidamadaan ayaa ku booriyay ciidamadaasi inay daafacaan dalkooda.

 

Xafladii lagu xiray tababarkaan ciidan ayaa waxa kaloo ka hadlay Madaxweyne K/xigeenka Puntland Xasan Daahir Afqurac oo ku booriyay ciidamadaan maanta tababarka loo so gaba gabeeyay inay daafacaan dalkooda iyo dadkooda isla markaana qeyb lixaad leh ka qaataan sugi ammaanka.

 

Ma ahan markii ugu horeysay Ra'iisul-wasaare Cali Maxamed Geedi uu booqdo degmada Carmo isla markaana halkaasi ugu soo xiro tababar ciidan, iyadoo lagu wado in tababaro noocaa oo kale ah deegaanka Carmo loogu qabto ciidamada Booliska.

 

Cabdifitaax Jeyte

Boosaaso

Share this post


Link to post
Share on other sites

CARMO :Raysalwasaare Geedi oo tababar u xiray 109 tababare-boolis

Posted to the Web Apr 11, 16:18

 

Carmo:-Xaflad si wayn loo agaasimay oo lagu xirayo oo tababar macalimiin Boolis ah oo gaaraya 109 oo socday muddo 4 bilood ah ayaa waxaa xiray maanta Raysalwasaare Cali Maxamed Geedi , waxaana xiritaanka tababarkan ka soo qaybgalay masuuliyiin ka tirsan labada Gole ee DFKS , madaxda Maamulka Puntland oo uu ka mid ahaa M.kuxigeenka Puntland Xassan Daahir iyo masuuliyiin ka socotay Ha'adda UNDP oo iyadu maalgalisay mashruucan .

 

Raysalwasaare Geedi oo halkaasi ka hadlay ayaa timaamay ahmiyada ay leedahay Kulliyadan macalimiinta Booliska Soomaaliyeed , wuxuuna sheegay in ay wax wayn ka badalayso tayada iyo aqoonta Booliska qaranka.

 

Wuxuu ku cel-celiyay Geedi in ay aad muhiim u tahay Kulliyadan Ciidanka Booliska Qaranka Soomaaliyeed , maadaama ay u baahan yihiin in kor loo qaado tayadooda aqooneed.

 

Geedi , wuxuu si wayn ugu mahadnaqay Maamulka Puntland oo uu sheegay in uu suurta galiyay dhamaystirka mashruucan aadka u muhiimka ah , wuxuu kaloo u mahadnaqay Hay'adda UNDP oo iyana maalgalisay mashruuca.

 

Furitaanka dhismaha Kulliyadan ayuu Geedi horay u furay , iminkana wuxuu xiray dufcadii ugu horaysay ee tababarayaal boolis oo ka soo baxa Kulliyadda tababarka tababarayaasah Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Carmo.

 

Axmed C/salaam

Garoowe , Puntlandpost.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this