Sign in to follow this  
Cowke

Badhan: Darawish Troopers Arrest Somaliland Infilitrators

Recommended Posts

Cowke   

Ciidanka Daraawiishta G/Sanaag Oo Qabtay Rag Halkaas Ka Wadey Ololaha Doorashooyinka Somaliland

May 12, 2010

 

Ciidamada Daraawiishta Dawlada Puntland ee Gobolka Sanaag ayaa qabtay labo nin oo la sheegay in ay ka wadeen Degmada Baran oo ka tirsan Gobolka Sanaag Olole ay ugu gogol xaarayeen Doorashada dhawaan lagu wado in ay ka dhacdo Gobolada Maamulka Somaliland.

 

Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Gobolka Sanaag ee Puntland C/laahi Cumar Cashuur oo u waramay Warbaahinta Horseed Media ayaa sheegay in Ciidankoodu ay gacanta ku soo dhigeen labo nin uu sheegay in mid ka mid ah uu ahaa Ciidanka nabad sugida ee Somaliland iyo kan kale oo komishinka Somaliland ka tirsan,kuwaasi oo u jeedkoodu uu ahaa qaybinta Kaararka lagu cod bixiyo ee Doorashooyinka Somaliland.

 

Waxaa uu hadalkiisa uu ku daray Taliyuhu in ay ka war heleen Ciidamada Daraawiishta Gobolka in ragaani ay ku soo galeen Magaalada Baran Gaari nooca loo yaqaano…(Layla Calaawi),ayna kaga soo dageen meel Magaalada ka baxsan abaara 8:00 fiidnimo ee xalay.

 

C/laahi Cumar Cashuur Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Gobolka Sanaag ee Puntland ayaa sidoo kale hoosta ka xariiqay in ay iminka gacanta ku hayaan gaarigii iyo nin uu ku sheegay in uu ka tirsan yahay Ciidanka nabad sugida ee Somaliland halka ninkii kale ahaa isna Komishinka ka tirsana oo u dhashay Gobolka uu ka baxsaday sida uu sheegayna ay ku raad joogaan sidii ay gacanta ugu dhigi lahaayeen.

 

Sidoo kale waxaa uu sheegay Taliyuhu in ninkaan ka tirsan Ciidanka nabad sugida Somaliland iyo rag kale oo uusan carabaabin waxa ay yihiin in dhawaan ay u soo gudbin doonaan xabsiga weyn ee Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari,

 

Isagoona hadlkiisa intaasi ku daray Taliyuhu in Dawlada Puntland ay ka tirsanayaan hagrasho la’aan dhanka Ciidanka ah oo ay Mas’uuliyiintii arintaani wax ka qaban lahayd ay isaga qaxweynayaan Magaalooyinka Garoowe iyo Boosaas balse sida uu sheegay ay difaacayaan Gobolka.

 

Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Gobolka Sanaag Dawlada Puntland C/laahi Cumar Cashuur ayaa sidoo kale sheegay in ay ku daba jiraan Xafiisyo qarsoodi ah oo uu sheegay in dhawaan ay saxaafada u soo bandhigi doonaan.

 

Arintaan ayaa imanaysa xili ay dhawaan Ay ka dhaceen Magaalada Ceerigaabo rabshado sababay dhimshado iyo dhaawac.

 

Cismaan Turaabi

 

Horseed Media

 

Boosaaso

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Sacad what you mean nonsense? are you saying the news is fake? if that is the case then you are questioning horseed-media journalism quality which will make you look like a fool.

 

Horseed media is properly the most reliable news in somalia up there with the bbc and voa because this is the only news which recieved awards from the united nations and infact was selected to represent all somali media at the united nations. Do you think the UN would trust such news media if it wasnt quality?

 

Established in 1980 by the General Assembly, it aims at providing journalists from developing countries an opportunity to acquaint themselves with the work of the United Nations and cover United Nations activities on behalf of their news organizations.

Mahad_Akasaki-300x225.jpg

 

201604-300x200.jpg

 

Verification can be found here

http://horseedmedia.net/profile/

 

So please don't think this website is somalilandpress that noone knows and noone cares for!!! Horseed Media is up there as one of the best somali media and there certifications says alot and where they are invited to REPORT on behalf of the united nations, do you see any other media having that sort of credibility? Niyahow wax yaalo ***** ah laguma hadlo, just becareful what you say

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mr somalia no its badhan , where do u get baran from U have that Koonfurian accent mar walba waxaad tirahdin wa gabar, marka la idin yidha na badiya wa gabdho bay ku odhanayan maad tirahdiid wa gabaro markaasna , afsomaliga so barta

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

General Duke, and how do you know pirateland websites are true? when it is known for making piratelandish propagendish even going as far as saying Faroole has a PHD when infact he was a taxi driver, it's properly run by faroole's son just like Garoweonline. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Lol. So those who are ruled by Riyaale tell the truth? Or those who celebrate, world rubbish day have a clean & refreshing agenda. :D

 

Give it up lad, you are but a region of the Somali republic, ruled by a former Spy of Siyad Barre.

 

Now that’s the truth.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Originally posted by Sacad *Ducaale:

General Duke, and how do you know pirateland websites are true? when it is known for making piratelandish propagendish even going as far as saying Faroole has a PHD when infact he was a taxi driver, it's properly run by faroole's son just like Garoweonline.
:D

Your very silly and don't pay attention to the news I posted on somaliaonline last year. Farole hates horseedmedia you can actually go read it again how he criticised it on here.

 

Baaris dheer kadib waxaa noo soo baxday dagaalka saxaafadu kula jirto Puntland waxaa hormuud ka ahaa saxaafado dhowr ah, sida, Aamin Caamir, Dayniile, Jidbaale, Galgala news,laasqoray news, horseedmedia iyo kuwa kelo oo yar yar, waxayna dacaayada ugu kala badnaayeen sida aan ukala hormariyay (respectively), qolyahaan aan soo sheegay ayaa figrado guracan waxaa ku quudiyay dad isku magaacaabay qoraaga xorta ah ( independent writers) dagaal ba’ana ku haya masiirka Puntland.

Verification can be found below

 

http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Sanadkii_2009_Saxaafadda_iyo_PL.shtml

 

Discussion on this biased article can be found here from last year!!!

http://www.somaliaonline.com/ubb/ultimatebb.php?/topic/9/21703

 

 

So how the can farole own horseedmedia? :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

General Duke, I see you are trying too hard must have hit a nerve with the taxi comment, what you should know before exhausting yourself is everybody is entitled to their opinion nobody needs to join pirateland. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

If you are saying puntland aka pirateland doesn't exist as a merely vessel pirate region in the hot tempers of the north east whats up with the phony flag then iska saar and put on your somalia flag.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this