Liibaan Posted October 2, 2007 Cuqaasha gobolka Sanaag oo ku tilmaamay dagaalka S/land ay kusoo qaadey Laascaanood gardaro qaawan, iyo abaabul ciidan oo laga dareemaayo gobolka Sanaag. Dhahar: Odayaal dhaqameedka Sanaag ayaa ku tilmaamay dagaalka ay Soomaaliland kusoo qaaday degmada Laascaano mid gardara ah iyadoo lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan. Waxay odayaashu ugu baaqeen in shacbiga woqooyi Bari ay iska difaacaan wixii dulmi ah oo uga yimaada woqooyi galbeed. Ciidama beeleedka Sanaag ayaa sidoo kale waxaa laga dareemayaa heygan diyaar garow dagaal iyadoo aanan lagaraneynin abaabulkooda ciidan meesha u toogo noqoneysa. Magaalooyinka Gobolka Sanaag ayaa waxaa si aad ah looga dareemayaa colaada gobolka Sool iyadoo ay saameeyn weyn mar walba ku yeelato gobolka Sanaag ayaa hadana waxaa aad u xun guud ahaan tayada isgaarsiinta dalka Soomaaliya taasoo dhalisay khasaaraha dhabta ah inaan wali meelo badan laga ogayn. Dagaalka Laascaanood ayaa kululaaday mar ay madaxda Somaliland ku eedeeyeen fadeexadii dagaalkiiDhahar in uu ka dambeeyey Riyaale, laakiin hada Laascaano in sidii Dhahar aan loogu ceeboobin, waa siday warka u dhigeenee. Sikastaba ha ahaatee, maamulka Soomaaliland ayaa inta badan weerarkiisu wuxuu soo hagaagaa bilaha ramadaan ee barakaysan, Xiryaha ciidan ee Puntlandna waxaa ugu waaweyn xeryaha gobolka Bari kuwaasoo iyagu juuqla ah oo aan wax abaabul ah ka jirin. Ismaaciil Maxamed Dhahar.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted October 2, 2007 Sikastaba ha ahaatee, maamulka Soomaaliland ayaa inta badan weerarkiisu wuxuu soo hagaagaa bilaha ramadaan ee barakaysan, Xiryaha ciidan ee Puntlandna waxaa ugu waaweyn xeryaha gobolka Bari kuwaasoo iyagu juuqla ah oo aan wax abaabul ah ka jirin. Ramadan is the month of Ibaada , but this reminds fiqi tolkiis kama jana tago. Quote Share this post Link to post Share on other sites