Sign in to follow this  
General Duke

Guriceel: captured Al Shabaab soldier trial begins

Recommended Posts

maxkamadeyn ay uga bilaabatay Degmada Guri Ceel ee G/Galgaduud

6. april 2009

 

Guriceel:(AllPuntlan d)-C/fataax Max’ed “Ibraahim’” oo ah wiil dhalinyaro ah oo wata Passpor Canadian ah ayaa qirtay in uu ka tirsanyahay Xarakada Al-Shabab uuna soo tababartay mudo laba bilood ah laakin waxa uu maxkamada horteeda ka qiray in aanu soo baran walxaha qarxa balse uu soo bartay dagaalada tooska sida looga qeybgalo.

 

Ninkaan ka tirsan Al-Shabab ee maanta maxkamadeyntiisa ka bilaabatay Degmada Guri Ceel ayaa sidoo kale waxaa la soo bandhigay intii su’aalaha la weydiinayey Passpor-kii uu watay ee Canadiank-a ahaa .

 

Gudoomiyaha Maxkmada Ahlusuna oo isna ka hadlay fagaaraha maxkamada ka socotaya aya sheegay in maxkamadeynta C/fataax ay socon doonto inta laga helayo cedeymo cad cad oo ku aadan in uu ku lug lahaa weeraro qorsheysan oo lala damacsana in lagu dilo mas’uuliyiin ka tirsan Ahlusunah oo ku sugan G/Galgaduud.

 

Maxkamedeynta Wiilkan ka tirsan Al-Shabab ayaa waxaa ay ka dhacveysay meel fagaare ah oo Degmada bartameeda ah , waxaana ka soo qeybgalay waalidiin isaga ehel u ah si ay u dhageystaan.

 

Gudoomiayha Ahlusuna ee G/Dhexe Sh.Cumar Sh.Max’ed faarax ayaa waxaa uu ku dhawaaqay in ilaa amar dambe maxkamada dib loo dhigo , waxaana dadka la wargaliyey in ay soo xaadiraan birito oo dib lo sii wadi doono maxkamadeynta.

 

C/faraax Max’ed ayaa waxaa la qabtay laba bil ka hor isagoo wata gaari ay ka buuxaan walxaha qarxa .

 

 

Xasan Alqeys

AllPuntland-Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this