Khalid2 Posted November 15, 2006 maalmo kahor ayaa cabdi qeydid iyo gawaari diknikadiisa ah ay mareen Gobalka bakool, waxaa is kahor imaad uu kudhexmarey ciidamo aadan saansoor wata iyo kuwa qeydiid magaalo u dhow huddur, waxaa hada warar aan lahubin sheegayaan in ciidamo katirsan ONLF iyo kuwaqeydiid uu dagal xoogan kadhexdhacay, oo seddax gawaarida hubeysan ee qeydiid lagu gubey, waraarka ayaa hada kuu sii daya in aan loogeyne meesha ay ku dambeeyaan ciidakaas Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted November 15, 2006 According to someone I spoke to earlier today who I think knows his whereabouts he is at Laan Waaleey, where the forces ousted from Bandiiradley by ICU are. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Khalid2 Posted November 15, 2006 It might me true but they want help from the ethopian troops in Baidoa, so he can come inside by hidden paths, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 16, 2006 Waraa Taruuri, warka keen, widaayoow? Arlaadi roogtee? Waajid see haayta? Feylata ma'ahaa? Walaagoo yaraa ki weydiiyee: Ey ki bari goofkaan la eroow Somaliaonline? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Khalid2 Posted November 16, 2006 Waliba ibartey ariito widaayene oo roogti meeli adiroogto, widaayow mifeylihhidiyaa, sideew may waaba way kiwaayey, arlaadi weykifeyliye Quote Share this post Link to post Share on other sites
bambo Posted November 16, 2006 abdi qabiid milities where hit hard from an none milites that hit in the bushes , also abdiqabiid has lost support from his subclan and Gallmudug admin , therefore he is unlikely to attack Icu forces . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 17, 2006 Originally posted by waajid: Waliba ibartey ariito widaayene oo roogti meeli adiroogto, widaayow mifeylihhidiyaa, sideew may waaba way kiwaayey, arlaadi weykifeyliye Eey eta ariirta? Bil'aan la goroda etee? Ani eed ii eed in feylana, wal dhib jara maleh. Arlaadi barafka haaye iinga ogaatay lee rooga. Adeerkaa Maad Taruuri intee deganya iinsheeg. Wali Waajidaa roogee? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Khalid2 Posted November 17, 2006 Haa widaayow ee waliba kiin sheegeey ini unnune eed inbarwaaqoysiney roob badin helni eelinjeedi i eel wiini hanii burin magaalada walmikideerni lakiin, wali iin ku warimaase widaaykey mad huseen imaan, mahaay sidi emailjey walaalow isiyikorteee Quote Share this post Link to post Share on other sites
Temujin Posted November 17, 2006 Qeybdiid is still kicking in southern mudug. That dude deserves much respect for standing up to this ruthless agression from the clan courts of mogdishu. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 18, 2006 Maad Huseen Iimaan iimeelsheey ani kii soo diri doona, laakiin meey haaya kaaga. Isiiba kaaga nafsheey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Khalid2 Posted November 18, 2006 waxaan leeyahay labbo adress tarurisom@hotmail.com mtaruuri@yahoo.com Quote Share this post Link to post Share on other sites