Sign in to follow this  
General Duke

Shangaani Mogadishu : Locals hold meeting in support of governance: PICS

Recommended Posts

SOURCE

 

Munaasabad ay ku muujinayeen qaar katirsan Odayaasha Beelaha [uNARMED CLAN] gaar ahaan reer shangaani ayaa ka dhacday Maanta Xaruntii hore ee Degmada Shangaani oo burbur xoogan uu ka muuqdo

 

Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 01/06/07

 

 

Munasabaddani oo ay kasoo qeybgaleen Mas’uuliyiin fara badan oo katirsan xubnaha labada gole ee dowladda ayaa waxaa lagu muujiyay sida ay u taageersan yihiin Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho.

 

Waxaa halkaasi ka hadlay Mas’uuliyiin aad u fara badan oo katirsan kuwa dhaqanka iyo kuwa siyaasadda, waxaana kasoo qeybgalay kulankaasi Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Banaadir iyo Mas’uuliyiin kale oo katirsan Dadka deegaanka.

 

Xildhibaan Caamir Axmed Maxamed Jakeeti oo kamid ahaa Mas’uuliyiinti halkaasi ka hadakshay oo ugu horeyn u mahadceliyay Wasiir kuxigenka Arrimaha Gudaha DFKMG ayaa sheegay in shangaani ay tahaydaqo khdiimi ah isla marka ugu xirga gaaban.

 

Waxa uu sheegay Xildhibaanka in ay ka codsaneen Maamulka Gobolka Banaadir in degmada shangaani laga dhigo mid magac gooni ah lagu dhageysanayo maadaama uu yahay degmada ugu dhimashada badan ayaa dhintay.

 

Dhinaca kale waxaa halkaasi ka hadlay Wasiir kuxigeenka arrimaha gudaha Drs.Fahmo Axmed nuur oo uga Mahadcelisay dadkii soo qaban qaabiyay xafladdani.

 

Fahmo waxa ay shegtay in ay iyadu dhowaan soo degi doonto Degmada shangaani isla markaana Maxamed dheere uu soo dhegi doono.

 

Munaasabadda ayaa ugu dambeyntii waxaa kasoo qeybgalay dadweyne aad u fara badan iyo mas’uuliyiin kale iyadoo xafaladduna ay u dhacday sidii loogu talagalay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this