Sign in to follow this  
Abwaan

Ma sidaan baa loogu abaal gudey kuwii difaacay sharaftii qaranka Soomaaliyeed! Adduun

Recommended Posts

Abwaan   

Naafada Xooga Dalka Soomaaliyeed oo Ay Soo Food Saartay Cabsi la Xariirta Xaga Ciidanka Ethiopianka ah oo Baryahaan Aad Ugu Howlanaa Baaritaanka Xarunta Naafadaa.

 

Muqdisho , Khamiis , Febr , 15 , 2007, Waagacusub.com

 

 

Waxaa Baryahaanba aad ay Baaritaan Xoogan Ka Wadeen Ciidamada Ethiopia Xarunta Naafada Xooga Dalka Soomaaliyeed ee Isbitaal Martini taa oo ay Aad Walwal uga Muujiyeen Naafad.

 

Afhayeenka Naafada Xooga Dalka Soomaaliyeed C/Mahad Cabdulle oo kusugan Gudaha Isbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Xiligaan la galey Marxalada Cusub Islamarkaana Aanay Muuqan Cid Waqtigaan Xaadir ka ah iyadu Dadbaanad qaad u Sameysay Naafad oo U Baahan Gar gaar Dhan Walba ah .

 

Naafadaan ayaa iyagu ku Adimo Waayay Dagaalkii 1977 Dhexmaray Dowladda ethiopa iyo Ciidanaka Dalka Soomaaliya Kuwaan Oo aaan Wali Helin ilaa iyo 1990 Wax Daryeel Dowladded ah Shacabka oo Mar Mar u Naf Caliya Maahane.

 

Arimahaan ayaa waxaa wax laga xumaaday ku tilmaamay waxgaradka iyo Dhalinyarada Gobolka Banaadir iyagoo Dowladda KMG ku Cambaareeyay Sida ay U Fiirsanayso Naafada Xoogfa Dalka Soomaaliyeed oo looga Baahnaa in ay wax Ka qabato Daryeelkooda .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this