Sign in to follow this  
osman_nz

10 Puntland High School Sit Down For State Wide Tests

Recommended Posts

osman_nz   

Garoowe

 

Toban ka mida dugsiyada sare ee Puntaland oo maant u fariistay Imtixaankii u dambeeyay.

Waxaan maanta Puntlanad u fadhiisatey Imtixaanada Kama danbeystsa ee dugsiga sare ardey gaadheysa 639 ardey kuwaasi oo ka kal socda 10 dugsi sare oo ka mida dugsiyada sare ee ku yaala puntaland .

 

Ardeyedan ayaa isugu jirta 438 wiilal iyo 156 hablo ah, tirade ardeyda ayaa ka badan tiradii sanadii hore u fahdiistey imtaxaanaadiikii oo gaadhyey ilaa 550 walow ay jraan tiro badan oo ardey oo iyagu wax ka barta laascaanood iyo buuhoodle oo iyagu dhanka Somali land ka galaya imtaxaanaadka .

 

Waxaana jira tiro badan oo ka mida ardeyda ka soo barakacdey laascaanood oo wax ka barta magaalooyinka kale ee Puntland iyo lix ardey oo ka yimid samatar baxnaan oo buuhoodle ah oo saaka ka qeyb qaadanayay galida imtaxaanka ka socda dusiyada sare ee Puntland

 

Waxaana xusid mudan in ardeydu ay u kala galayaan laba nooc oo artis iyo saynis taasi oo ahaa markii ugu horeysey ee talaabadan la qado si ardeydu ay u sii anba qaataan aqoontooda mustaqbalka. Waxaana goobahaasi lagu arkayey saraakiisha waxbarashada oo si aad u soo camirey goobaha imtaxaanaadku ka socdaan. Sidoo kale dhawaan ayaa waxa bilabmaya imtaxaanaadka fasalada sidedaad ee dusiyada dhexe oo gaadhaya ilaa 2000 oo ardey.

Source:http://dunidaonline. com/index.php?id=892

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this