Maaddeey Posted May 20, 2010 Madaxweyne Sheekh Shariif oo dib u soo celiyay Xukuumada Sharma’arke. Muqdisho: ( Sh.M.Network)Afhayeen u hadlay Madaxweynaha ayaa sheegay in Madaxweynaha kadib markii uu la kulmay dad sharci yaqaano ah uu go'aansaday in uu dib ugu laabto Go'aankii uu ku kala diray Xukuumada Ra'iisul wasaare Sharma'arke. Warkaasi oo faah faahin Filo goordhow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted May 20, 2010 Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa goor dhow ka laabtay go'aankii uu ku kala diray xukuumada uu Ra'isal wasaare ka ahaa Cumar Cabdirashid Shar mararle. War saxafadeed uu ku saxiixnaa madaxweynaha Soomaliya ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha ka laabatay go'aankaasi ka dib markii uu ku laabtay sharciga islamarkaan ogaaday inaysan xilka qaadistaasi sharci aheyn. Xilka qaadista ra'isalwaasaraha iyo xukuumada DKMG ah ayaa keentay qilaaf xoogan iyadoo ay jireen wadahadlo socday oo la doonayay in arintan lagu xaliyo, waxaana haatan Madaxweynaha uu ogolaaday in Cumar Cabdi Rashiid uu sii hayo xilka ra'isal wasaaraha. Warbixinta warsaxaafadeedkan oo dhameystiran goor dhow ka Akhriso Jowhar.com Hoyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.com Jowharcom@gmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted May 20, 2010 Shariif oo ka laabtay go'aankiisi Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed Madaxweyne Shariif Shiikh Axmed ayaa maanta ku dhawaaqay in uu ka noqday go'aankii uu hore u sheegay in uu xilka uga qaaday Ra'iisal Wasaare Cumar Cabdirashiid iyo xukuumaddiisa. Waxay ka dambeysay ayuu yiri in uu la tashaday sharci yaqaanno iyo mudanayaal baarlamaanka. Maalmihii ugu danbeeyay ayaa khilaaf iyo go'aamo is burinaya ay ka soo baxayeen masuuliyiinta ugu sareysa dowladda KMG ah. Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya, Cumar Sharmarke, ayaa isagu horey ugu gacan seyray shaqo ceyrintiisa oo uu Madaxweynuhu ku dhawaaqay maalintii Isniinta. Madaxweyne Shariif ayaa daba joogay go'aan uu Guddoomiyihii Baarlamaanka, Shiikh Adan Maxamed Nuur, uu saxaafadda u sheegay Axaddii oo uu yiri dowladdii wey dhacday, waxaana riday baarlamaanka. Taa waxaa ku xigtay in Adan Maxamed Nuur uu maalintii ku xigtay shir jaraa'id Madaxweynaha ay wada qabteen uu ku sheegay in isagu xilkiisii iska casilay. Madaxweyne Shiikh Sahriif Shiikh Axmed wuxuu kolkaa sheegay in xukuumadda la kala diray oo uu soo magacaabi doono Ra'iisal Wasaare cusub. http://www.bbc.co.uk/somali/news/story/2010/05/100520_madaxweyne_shariif.shtml Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 20, 2010 He can't even stick with one decision what a poor soul. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted May 20, 2010 Sh. Hotel thinks dismissing the Cabinet is like divorcing women with dalaaq's in three phases. He may have dismissed the PM with one Dalaaq, and now he brings him back. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted May 20, 2010 ^^ He's going to do it "constitutionally" now. I give the fat one a month before he meekly resigns. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 20, 2010 ^^^Say what you want lad, but this is a major defeat and the beginning of the end for Sharif Ahmed. Sharmarke stood his ground and made the Sharif make a U turn, that obviously was hard for him to do. Remarkable. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted May 20, 2010 ^^ You must have a hole in your head that lets your memories escape warya. I always was and remain a Abdullahi Yusuf fan. Sheikh Sharif is a pale imitation to be honest. However, fair is fair, this Sharmarke mammoth is also no good. They will both go soon but I bet Sharmarke goes first (Walad Abdullah and his masters invested more on the sheikh). Wax fahan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 20, 2010 ^^^ No doubt adeer, Sharmarke proved one thing today. That is he is no Geedi, and that Sharif does not have the balls to go through with tough decisions. Bottler Sharif hotels supporters are in disarray today. That’s what matters here lad, wax fahan you bloody secessionist. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ameer Posted May 20, 2010 I don't think Sharif knew there is something called Constitution. He thought since he picked the PM he can just fire him without going through the Parliament. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted May 20, 2010 Shariif may be inexperienced but he is a good man. he realized that dismissing the government was a mistake and that he was operating out side of of constitutional power. admitting when you are wrong is a sign of a good man. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 20, 2010 ^^^Yeah, he is a "good man" who is unable to understand the very constitution that brought him to power? I am loving it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted May 20, 2010 This does not look good for either Sharif or Sharmarke. It is the President who appoints the PM and if the President does not want the PM, then there is no point in holding to that post. The PM should resign and leave this hapless job. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 20, 2010 ^^^They should all leave, Sharif has failed to lead and has ended up with 2KM of all of Somalia. Sharmarke should not leave just yet. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted May 20, 2010 Waar ninka Sheekh Shariif siyaasadiisu aad ayeey u liidataa. Isaga oo awoodiisu ay markii horaba laba xaafadood uun ku ekayd. Soomaaliya inteeda kalana ay ka jirto dowlad la'aan iyo cadaalad daro, oo Xitaa xaaladiisa amaanka ay noqotay in ay sugaan Ciidamo Ajaanib ah. Ayuu wuxuu ku taliyey in uu Ra'iisal wasaaruhu is casilo si uu mid cusub u soo magacaabo. Hawshisii madaxweynenimo waxeey ku ekaatay Laba xaafadood iyo Xildhibaano/Wasiiro uu mar walba soo magacaabo. Sheekh Shariif waxba sooma wado Quote Share this post Link to post Share on other sites