Maaddeey Posted March 9, 2010 Barre Ali Barre, oo ah madaxda sare ee ururka Xizbul Islaam ayaa goordhow suuqa Bakara lagu dilay. Faah-faahinta dib baan ka sheegi doonnaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted March 9, 2010 Dog eat Dog situation huh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 9, 2010 Taliyihii Ciidanka raaskaambooni ee Ururka xisbul islaam Bare Cali bare ayaa dabley Hubaysani ku dishey suuqa weyn ee bakaaraha gaar ahaan wadada labaad ee suuqasi iyadoo aan la ogayan sababta dhabta ah ee ka dambaysa dilka sarkaalkan sare ee ka tirsanaa Ururka xisbul islaam iyo cida ka dambaysauba . Dilka sarkaalkan oo la sheegay inay fuliyeen koox dabley ah oo aan haybtooda la garanayn islamrkaana ku hubaysnaa bastoolado iyadoo wax yar kadibna ay usoo gurmadeen qaar ka tirsan Ururka xisbul islaam oo uu ka tirsanaa islamarkaana la sheegay in meydkiisa loo qaaday Hoyga uu ka deganaa magaalada caasimada ah ee muqdisho Sidoo kale sarkaalkan oo kamid ahaa saraakiisha Ugu saraysa ciidamada Raaskaambooniyiinta ee ka tirsan Ururka xisbul islaam ayaan la ogayan sababta dhabta ah ee ka damabaysa dilkiisa iyo weliba cida geystayba . Ma jiraan masuuliyiin Ka tirsan Ururka xibul islaam oo ilaa iminka ka hadashay dilka sarkaalkan ka tirsanaa ururka xibul islaam . Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted March 9, 2010 Maaddeey, is this good news or bad news? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 9, 2010 ^didn't make up my mind yet, lets see what Sh. Hassan says abt it Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 9, 2010 So Sh. Hassan makes up your mind ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted March 9, 2010 Al Shabab ma amir cusub oo Sh. Hassan la yidhadho bay doorteen? Mise Maaddeey changed sides? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 9, 2010 He is waiting for Hasan Dahir Aweys to make up his mind ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 9, 2010 ^Did I say that?, that was not for u though! Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted March 9, 2010 Heh@Jb..dee wa sax. Horta aan aragno xasaan dahir yuu farta ku fiiqi doona? If he blames Al Shabab then that's bad news. If he blames the TFG then it's good news. So maha, Maaddeey? Caaqil bad tahay ninyaho. Bal A&T iyo Xiin caqli noocan maxa o diiday? Car ha yidhaahdan aan sugno. They'll blame it on Al Shabab straight away. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted March 9, 2010 ^And ironically Al-shabaab won't deny it Allah yarxam Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted March 9, 2010 ^^ Are you a Sh. Sharif groupie? Allah yarxam. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 9, 2010 ^lool, horta JB wax miyaa si ka ah, mise Reer Burco ayaan isu dhownahay? Ninkii iyadoo Ingiriis Golf ciyaaraya intuu u yimid Budh kala daalay ee markii Maxkamad la saaray ee la yiri : 'Maxaad ragga ku maagtay?' ee ku jawaabay: 'Goormaan Gaalo heshiinnay!' sow reer Burco maahayn? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted March 9, 2010 lool@ Maadeey. Sheekadii xariga iyo ninkii waalnaa aaan soo xasuustay NGONGE, Nooh in fact dagaal baa nagadhaxeeyo ragaas.! I am not with any group at the moment. They all have innocent blood on their hands! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 9, 2010 Dhubad. lool, kan reer Burcaba, Judge-kii markuu ka cabsaday wuxuu ninkan soo wado wuxuu yiri: 'He's MAD!, release him!' Quote Share this post Link to post Share on other sites