Jacaylbaro Posted September 17, 2008 BOSSASO, Somalia Sep 17 (Garowe Online) - The police chief in Somalia's Puntland state government was wounded severely Tuesday night in the port city of Bossaso, Radio Garowe reported. Three masked assailants fired five shots at Gen. Gani Mohamed Abdi moments after he walked out of Karama Restaurant at the heart of Bossaso, witnesses said. Two of the bullets hit the Puntland police chief, including a shot in the head. Witnesses told Radio Garowe that Gen. Gani was walking alone at around 11:30pm local time when the attackers targeted him. Medical sources at Bossaso General Hospital confirmed the shooting, adding that Gen. Gani will be transported aboard tomorrow due to the severity of the wounds. It is the first time a police chief has been attacked in Puntland. At least four Puntland Intelligence Service (PIS) agents were killed in Bossaso so far this year. In an unrelated incident, Gen. Gani's deputy, Mohamed Haji Aden, was attacked near Gara'ad district in Mudug region yesterday. Puntland Ministry of Security officials confirmed that one of Mr. Aden's bodyguards was wounded and Mr. Aden himself was "kidnapped" by the attackers. He was later released unharmed, the sources added. It is not clear why Puntland's deputy police chief was targeted, but the coastal village of Gara'ad is home to many pirates. Growing insecurity in Puntland is mainly blamed on the leadership of President Adde Muse, who has failed to pay the region's security forces. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 17, 2008 Taliyihii ciidamada Booliiska maamulk goboleedka puntland ayaa xalay si xun logu dhaawaacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Kooxo hubeysan oo Wejiga Soo duubtay ayaa xalay weerar ku qaaday taliyaha ciidamada Booliiska maamul goboleedka Puntland General Gaani Max’ed Cabdi kaasi oo dhawac halis ah uu ka soo gaaray weerarkaasi. Taliyaha ayaa kooxaha rasaasata la eegtay waxaa ay heleen xili uu ka soo baxay Bar lagu magacaabo Karama oo ku yaala Bartamaha magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari. Labo ka mid ah rasaasta lala eegatay Sarkaalkaasi ayaa waxaa ay kaga dheceen madaxada sida ay goobjoogayaal u sheegeen Idaacada Shabelle waxaana sarkaalka xiliga la dhaawacayay eey aheeyd 11-kii fiidnimo ee xalay . Illo Caafimaad ayaa sidoo kale sheegay in General Gaani maanta dalka dibadiisa loo qaadayo xaaladiisa caafimaad oo aad u daran aawadeed. Waa sarkaalkii ugu horeyay ee ka tirsan ciidamada Booliiska Maamul goboleedka Puntland lagu toogto magaalada Boosaaso waxana horay u jiray illaa 4-sarkaal oo ka tirsan sirdoonka maamulkaasi in lagu dilay Boosaaso sanadkani gudihiisa. Shalay ayaa sidoo kale waxaa magaalada Garcad ee gobolka Mudug lagu weeray Taliye xigeenka Booliiska Maamul goboleedka Puntland Max’ed Xaaji Aadan kaasi oo ka badbaaday weerarkasi waxaana la sheegay in ay horay u sii kexeeysten isla markaana ay dib isaga soo daayeen iyagoo aan wax yeelo gaarsiin kooxihii afduubtay. Sidoo kale waxaa la sheegay marka ay weerarka ku qaadayeen sarkaalkaasi in uu ku geeriyooday mid ka mid ah illaadiisa. Dhawaanahani waxaa isa soo tarayay ammaan darid ka jirta Maamul goboleedka Puntland kadib markii madaxweynaha maamulkaasi General Cadde Muuse lagu eedeeyay in uu ku fashilmay sugida ammaanka dhulka uu ka arimiyo maamulkiisa. Quote Share this post Link to post Share on other sites