Naxar Nugaaleed Posted January 21, 2007 Dhanxiir iyo Sheekh Shariif Maanshaa Allaah; Waaryaadhaheen waxa la yidhi; “Cagtii joogsanm weydaa marbay ceeb la kulantaaye” ma maqasheen ninki Sheekh Shariif ee khaati-billaahiga iska taageen Somaliland iyo mandaqadda dadka ku nooliba ee yar oo dhalatay ayaa sawaaxiligii baqdindarteed baradiisa ka ootay oo eeyar oo dhalatay uun kaga soobaxay qaxootigii soomaalida ee uu sadaqada uqaybinayey kaga soo dhex baxay… Cajab.! Weger. Adeer nin baa laga hayay “Haddii aan kadinkaa la awdin Goraya heeryaysani way inooga soo dhici,” Igawala iminka haddaan innaga iyo reer Koonfureedkaa odhan in sida maalinba shaydaan iyo Sheikh inoogaga soo baxayo la odhan hal-hal u soo baxa. Waxase iga yaabiyay waxa nimankii reer Badhaneed ee aan waligoodba juuq odhan ka dhawaajiyay, tollow iley waa haaf maakhire waxay doonayaan in gobolka Badhasaab looga dhigo Yuusuf (Talaabo). Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 21, 2007 LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted January 21, 2007 Not so funny at all, just the pen of bunch of lost losers. Quote Share this post Link to post Share on other sites