Sign in to follow this  
Naxar Nugaaleed

Jamhuuriya's Dhanxiir

Recommended Posts

Dhanxiir iyo Sheekh Shariif

Maanshaa Allaah; Waaryaadhaheen waxa la yidhi; “Cagtii joogsanm weydaa marbay ceeb la kulantaaye” ma maqasheen ninki Sheekh Shariif ee khaati-billaahiga iska taageen Somaliland iyo mandaqadda dadka ku nooliba ee yar oo dhalatay ayaa sawaaxiligii baqdindarteed baradiisa ka ootay oo eeyar oo dhalatay uun kaga soobaxay qaxootigii soomaalida ee uu sadaqada uqaybinayey kaga soo dhex baxay… Cajab.!

 

 

Weger. Adeer nin baa laga hayay “Haddii aan kadinkaa la awdin Goraya heeryaysani way inooga soo dhici,” Igawala iminka haddaan innaga iyo reer Koonfureedkaa odhan in sida maalinba shaydaan iyo Sheikh inoogaga soo baxayo la odhan hal-hal u soo baxa. Waxase iga yaabiyay waxa nimankii reer Badhaneed ee aan waligoodba juuq odhan ka dhawaajiyay, tollow iley waa haaf maakhire waxay doonayaan in gobolka Badhasaab looga dhigo Yuusuf (Talaabo).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this