Faarax-Brawn Posted June 22, 2007 Breaking news from Xamar, Heavy Qarax dowladda KMG ah ay ku soo rogtay magaalada Muqdisho uu caawa 7dii habeenimo ka hirgalay caasimadda Somalia ayaa hadana waxaa la maqlayaa qaraxyo xoogan oo si teel teel ah uga dhacaya qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho. Ilaa iyo haatan inta la ogyahay in ka badan 11 qarax oo xoogan ayaa ruxay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, iyadoo qaraxyada ay yihiin kuwo si teel teel ah u soconayo oo mararka qaar la maqlayo, lamana garanayo waxa ay yihiin iyo cidda lala beegsanayo. Sida ay sheegeen dadka deegaanka Huriwaa , Labo ka mid ah qaraxyadaan ayaa waxa ay ka dhaceen inta la og yahay agagaarka warshadda Baastada oo fariisin u ah ciidamada Ethiopia, lama soo sheegin wax qasaaro ah. Sidoo kale mararka qaar ayaa waxaa la maqlayaa rasaas xoogan. Waxaa adag in xog dhab ah laga helo goobaha ay ka dhacayaan qaraxayadaan, iyadoo ay ku adag tahay suxufiyiinta in ay banaanada aadaan, ka dib markii ciidamo ka tirsan dowladda KMG ah lagu arkay wadooyinka markii bandowga uu bilowday caawa 7 dii Fiidnimo. Dad badan oo nagala soo xiriirey xaafado ka mid ah Muqdisho ayaa waxa ay inoo sheegayaan in ay maqlayaan qaraxyo, iyagoo walwal ka muujiyay sida ay wax u socdaan. Lama oga qasaarah ay geysteen qaraxyadaan wali ka dhacaya caasimadda iyo halka si rasmi ah loola beegsanayo. Qaraxyadaan ayaa waxa ay ku soo beegmayaan xilli Bandow adag dowladda KMG ah ay ku soo rogtay magaalada Muqdisho, iyadoo Bandowgaasi oo hirgalay caawa 7 dii Habeenimo si weyn looga dareemay caasimadda. Dhamaan waxaa istaagay isku socodkii dadka iyo gaadiidka markii la soo gaaray xilliga bandowga. Wixii ku soo kordha kala soco shabelle.net. Daqiiqado ka dib refresh dheh boggaan si aad ula socoto qaraxyada iyo wixii kale oo ku soo kordha Magaalada Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted June 22, 2007 Somalia: A bomb explosion kills five including 4 Somali policemen Aweys Osman Yusuf Mogadishu 22, June.07 ( Sh.M.Network) A huge bomb blast was targeted at a Somali police pick-up truck carrying at least 10 government police forces near the main seaport of Mogadishu, the Somali capital, on Friday. Witnesses told Shabelle that they saw 4 policemen who were bleeding being dragged from the truck which was badly damaged by the strong blast and also ten year old boy dead in the blast. The explosion occurred amid a large number of Ethiopian troops massed Mogadishu’s biggest market, Bakara, conducting house-to-house search operations. A curfew is due to be imposed on the whole capital today from 7:00 pm to 5:00 am local time. Somalia’s national security committee revealed Thursday that a curfew would be imposed on Mogadishu, the Somali capital. The committee which is made up diverse government officials that are under the direct command of Somalia President Abdulahi Yusuf said the curfew was imposed to pacify the volatile capital. Mohammed Warsame Darwish, the leader of the committee, told journalists in a news conference he held in Mogadishu yesterday that government soldiers were geared up to battle with the insurgents who carry out their hit-and-run attack on the government and Ethiopian bases in Mogadishu overnight. Unconfirmed reports say the vehicle hit a roadside bomb placed on the roadside near Mogadishu seaport. No group has claimed responsibility Clan fighting Meanwhile fighting erupts in the port town of Kismayu, 500 KM south of the capital, on Friday. Residents told Shabelle that the gun battle is raging between two clans (Puntland and *******) in the transitional government. A witness, who asked to remain unnamed, told Shabelle by the phone that the fighting started in Bulo Gaduud settlement on the outer edge of Kismayu where government troops led by Col. Abdirisaq Afgadud, a relative of Somalia president Abdulahi Yusuf, are based. “The fighting restated between Abdirisaq’s government troops and **** (Maerehan) clan militias in the settlement,” the witness said. Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net Quote Share this post Link to post Share on other sites