Sign in to follow this  
Xoogsade

From Muqdisho, Listen to An informative Report About the War and What is Going On

Recommended Posts

Xoogsade   

This is very informative interview about the status of Muqdisho and what is going on, how the Xabashi servants who have given up on their blood connection to the locals, to their religion are guiding the Ethiopian Artillery and BMs on Quranic radio Stations, HornAfrique, and Etc.

 

http://www.halgan.net/Mp3/Muqdisho1.rm

 

 

If that link doesn't work, visit the main website below:

 

http://www.halgan.net/view_article.php?articleid=5932

 

 

Waraysi aan kala yeelanay dagaaladii ka dhacay shalay Magaalada Muqdisho wariyaheen Muqdisho C/lqaadir Osman(dhagayso)

Posted to the Web Apr 22, 01:16

 

 

Muqdisho:-Xaalada magaalada Muqdisho ayaa waxaa shalay ilaa xalay ka socday duqey xoogan oo ay wadeen Ciidamada Itoobiya iyaga oo si xoogan ugu garaacaya madaafiic xaafadaha qaarkood.

 

C/qaadir Osman oo ah wariyaha Halgan.net ee magaalada Muqdisho ayaan xalay ka wareysanay xaalada Magaalada Muqdisho isaga oo uu aad uga dayriyey xaalada dadka rayidka ah ee ku waxyeeloobay duqeyntaas waa la maqlayey markii aan wareysiga ka qaadaynay raasaas xoogan iyo Madaafiic si daran ugu dhacaysay Muqdisho.

 

N:B waxaan ka Cudurdaaranaynaa wareysiga oo aan sii daynweynay xalay cilid xaga seerfaha ah.

 

 

Halkan ka dhageyso Wareysigii aan Xalay Ka qaadnay C/qaadir Osman

 

Halgan.net

Abuu Ahmed

Share this post


Link to post
Share on other sites

well the truth is that xamar has been reduced to dirt. no more standing buildings and 10s of thousands of ppl had been wipped out...!

 

so i wanna ask tfg? why... do u kill our ppl. does it worth?..human criminal investigations should start soon. these ppl are nothing but war wongers.. they need to pay for this with heavy price.!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

^ According to the Clip, The Xabashi cowards decided best option for survival is to bombard the city with all they got after they got beaten on several occassions (you can hear the whistle of the BM and its noise in the background), and they installed the BM Artillery on all corners of the Town while the Somali dogs they own are guiding these BMs to their targets which are the main markets, the radio stations and anywhere they know the BM will cause maximum damage.

 

Inshallah, these foreign cowards, desperate to survive in a war they were forced to participate by Zenawi who doesn't care whether they are wiped out in Somalia or not, Their somali pigs who carry the water and cook for them, who guide their missiles acting as the eyes on the ground for them, will meet their fate soon in the hands of noble somalis fighting them in Muqdisho.

 

 

Khasaare balaaran oo ciidamada Itoobiya kasoo gaaray dagaaladii shalay.

 

Muqdisho 22 Abriil 07 (Beerdhiga ) weeraro ay kasoo qaadeen aaga Fagax iyo Hotel Towfiiq ayaa ciidamada Itoobiya si ba'an loogu jabiyey inkasta oo ay shalay galabtii gaareen Hotel Ramadan iyada oo weli xoogag ka tirsan muqaawamadu ay ku sugan yihiin aaga Jamhuuriya.

 

Ilo xog ogaal ah ayaa Beerdhiga u xaqiijiyey in shalay galabtii ilaa saaka la mariyey agagaarka KM4 lix Uuraal oo sida meydad iyo dhaawac si fiican loo arkayey markii ay wadada marayeen, waxaa kale oo ilahaasi sheegeen in isla wadadaas saaka la mariyey 3 gaari oo Zuu ah oo la jiidayo oo xoogaga muqaawamadu dhaawacyo u geysteen.

 

Ilo xog ogaal ah oo ku sugan aaga Hotel Ramadan ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ay ka baxeen Hotel Ramadan inkasta oo ayna ilaa iyo hadda xoogaga muqaawamadu la wareegin gacan ku heyntiisa.

 

Dhinaca kale, waxaa saaka duqeyn xoogan ka socotaa xaafada Towfiiq oo maalmihii lasoo dhaafay si aan kala go' laheyn ay ciidamada Itoobiya u duqeynayeen, iyada oo dadkii deganaa ay horey uga qaxeen.

 

http://www.beerdhiga.com/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Madaafiicda BMka iyo Gantaalaha kale ee riddada dheer oo maanta lagu harqiyey Madaxtooyada, Kumando bulusiye iyo Wasaaradda Gaashaandhigga.

 

 

Ciidamada xaq u dirirka ayaa maanta markii ugu horeysey isticmaalaya Madaafiicda wax gumaada ee BMka iyo weliba Gantaalaha kale ee riddada dheer oo si saxan ula dhacaya villla somalia iyo komando bulusiya iyo weliba wasaaradda gaashandhigga.

 

Arrintaan ayaa noqotay saaka hadal-heynta ugu badan Muqdisho iyadoo saraakiishii Itoobiyanka iyo kuwa dawladda aargoosiga ay isaga huleeleen dhamaan goobihii ay kaga sugnaayeen Muqdisho iyadoo la sheegayo in qaarkood teendhooyin looga sameeyey xeebta Jaziira iyagoo isleh halkaa waad ku badbaadeysaan.

 

Isudheeli-tirkan dhinaca gantaalaha waaweyn ayaa dad aan saakay kula kulanay goobo kala duwan ee Muqdisho noo sheegeen in dagaalka Muqdisho ay wax weyn ka beddeli doonto si dhakhso ah.

 

Mar aan saakay soo maray jiidda hore ee dagaalka ayaa ciidamada xaq-udirirku waxay ii sheegeen iney ku naaloonayaan GUUL,GOBANIMO, IYO GALLAD EEBBE.

 

 

Posted by dalka on April 22 2007 05:55:22

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this