Sign in to follow this  
General Duke

International community wont save you

Recommended Posts

Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Mareykanka Jendayi Frazer Iyo Madaxweyne Yuusuf Oo Qadka Taleefanka Ku Wada Xirriiray.

 

Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Mareykanka Jendayi Frazer, Ayaa xirriir qadka taleefanka ay kula sameysay Madaxweyne Cabdullahi Yuusuf Axmed, u sheegtay in warbixino kala gedisan oo is qilaafsan ay ka imaanayaan xarrunta Baarlamaanka DFKGS ee Baydhabo, taas oo ay ku tilmaamtay in aysan u fiicnayn xaallada qalafsan ee uu dalka Soomaaliya ku jirey muddada badan.

 

MrsJendayi Frazer, ayaa waxay u sheegtay Madaxweyne Cabdullahi Yuusuf ; " In warbixnta hore ee ina soo gaadhey ay oraneyso go'aankii uu ku dhawaaqey Speaker Of The Parliement in ay tahay mid codeyn ku timid, Warbixinta labaad ee ay ka heleyso isla magaalada Baydho ayey ku tilmaamtey in war-galkeedu u soo sheegeen in haba yaraatee wax cod ah aysan meesha ka dhicin, is jiid-jiid, buuq iyo sawaxan badan ka dib, in uu Gudoomiyahu ku dhawaaqey tirro aanan cadadkeedu sugneyn".

 

Mrs. Jendayi Frazer, ayaa hadalkeeda ku soo koobtey, in dowlada Mareykanku ay baarid oogu dhaqaaqdey sida dhabta ah ay wax u dhaceyn, iyadoo ay sheegtay in ay ka war sugeyso in DFKGS u soo gudbiso liiska tirrada dhabta ah ee codeysay iyo inta aanan codeyn, taas oo ay dowlada Mareykanku ku qaadan doonta go'aanka kama dambeynta ah ee ku aadan arrimahan muranka dhaliyey.

 

Email Story Printable View

Share this post


Link to post
Share on other sites

First it was the Clan Courts attack on Baidoa

 

then it was Gen Gabre and the Ethiopians and now it is the phantom "International community".

 

The problem is we have been here before, fake hand shows and fighting in the parliment, fake calls for peace and negotiations and fake cries of happiness against ina Yusuf.

 

There is a new PM and he will insha Allah create a new cabinet that will get the support of the parliment and the President and the fight for the restoration of the state will rsume.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

and where you listening to the conversation on their phone.

 

 

indeed international community will not save the stooge known as A/yusuf

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Adeer was it you who said he ran of to his Tuulo and was done for only last week?

Now you are talking about the international community who you know nothing of.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this