Kool_Kat Posted April 7, 2008 Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Bal maxaa idinka idin haya soydinkii lahaa Somaliland ma jirto ? Bal ii weydii ana JByoow, xaa haayo mineyba dheheen meesha ma jirto? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 7, 2008 loooool ,,,, meel aan jirin bal ma ku doodi lahayd oo ma ku xiiqi lahayd ,, ? Bal may isa qiraan markaasaanu wuxuun isku af garan lahayne ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Warmoog Posted April 8, 2008 This is one of the most farcical developments I have heard of in recent months. An ill-conceived act of desperation, it is political pandering at its worst. Though I doubt it will have the desired effect of gaining the ruling party new supporters, it has set the region up for problems that will undoubtedly surface, if left unremedied by the next administration. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 8, 2008 No worries Warmoog ,,, we're working on it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 15, 2008 ANOTHER GOBOL CUSUB hadhwanaag 2008-05-14 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):-Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Md.Daahir Rayaale Kaahin ayaa digreeto Madaxweyne ku magacaabay Gobolka Cusub oo la yidhaahdo Howd oo ay magaalo madax u tahay Degmada Baligubadle ee Gobolka Maroodi jeex. Sida waxa lagu sheegay Warsaxaafadeed uu caawa soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada Siciid Cadaani Mooge oo nuqulka mid ahi soo gaadhay Xafiiska shabakada Wararka ee Hadhwanaagnews.com ee Magaalada Hargeysa. Warsaxaafadeedkaasina waxa uu u qornaa sidan:- “Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Md.Daahir Rayaale Kaahin waxa uu digreeto Madaxwayne oo uu maanta soo saaray uu ku magacaabay gobolka Howd oo ay magaalo madax u noqon doonto degmada Balaygubadle,ka dib markii madax dhaqameedyada iyo waxgaradka gobolkaasi ay codsadeen gobolkan, isla markaana Wasiirka Arrimaha Guduhu uu soo jeediyay. Waxa si dhakhso ah loo magacaabi doonaa degmooyinka Gobolkan oo noqon doono Gobolka 13aad ee uu ka kooban yahay dalka Jamhuuriyada Somaliland”. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted August 5, 2011 Smart move by former President Riyaale. The creations of these new regions and districts couple years back gave a boost to the development of rural area's in Somaliland. It literaly put them on the map of diaspora, development organisations and goverment. Are there new regions to be created soon? Quote Share this post Link to post Share on other sites