Jacaylbaro Posted March 22, 2008 Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa maanta soo saaray Xeer Madaxweyne oo uu ku magacaabay Lix(6) Gobol iyo 14 Degmo oo Cusub. Warsaxaafadeedkuna wuxuu u dhignaa sidan: "Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa waxa uu soo saaray Maanta Lix Xeer Madaxweyne, oo uu Lix Gobol oo Cusub ugu Magacaabay Dalka Jamhuuriyadda Somaliland, Gobolladaasi oo kala ah; Gobolka Gabiley oo magaalo madax ay u noqonayso GABILEY. Gobolka Badhan oo magaalo madax u noqonasyo BADHAN. Gobolka Buuhoodle, oo Magaalo madax u noqonasyo BUUHOODEe. Gobolka Salal, oo magaalo madax u noqonayso SAYLAC. Gobolka SARAAR oo magaalo madax u noqonayso Caynabo. Gobolka Oodweyne oo Magaalo Madax u noqonaysa Oodweyne. Waxa kale oo Madaxweynuhu soo saaray 14 Xeer Madaxweyne oo uu 14 Degmo oo Cusub ku magacaabay, Degmooyinka la magacaabay iyo Gobollada ay ka tirsan yihiin waxay kala yihiin sedan: Degmada WAJAALE oo ka tirsanaan doonta Gobolka GABILEY. Demgada WIDH-WIDH oo ka tirsanana doonta Goblka Buuhoodle. Degmada QORULUGAD oo ka tirsanaan doonta gobolka Buuhoodle Degmada GO’DA WEYN oo ka tirsanaan doonta gobolka Saaxil Degmada HARASHEEKH oo ka tirsanaan doonta Gobolka Oodweyne Degmada RAYDAB KHAATUMO oo ka tirsanaan doonta Gobolka Oodweyne Degmada GARBA DADAR oo ka tirsanaan doonta gobolka SALAL Degmada BOON oo ka tirsanaan Doonta gobolka SALAL Degmada XARIIRAD oo ka tirsanaan doonta Gobolka SALAL Degmada LAASCIIDLE oo ka tirsanaan doonta Gobolka Saaxil Degmada WAR-IDAAD oo ka tirsanaan doonta gobolka SARAAR Degmada CEELAL oo ka tirsanaan doonta Gobolka SARAAR Degmada WAR-CIMRAAN oo ka tirsanaan doonta Gobolka Togdheer Degmada MAGAALO CAD oo ka tirsanaan doonta gobolka Awdal Waxa isla Maanta Madaxweynuhu soo saaray Wareegto uu ugu gudbinayo Wasaarada Arrimaha Gudaha Xeerarkan isugu jira Magacaabis Gobolo iyo Degmooyin , taasi oo uu kula socodsiinayo in gobolladaasi iyo degmooyinka uu magacaabay aanay haba yaraatee wax saamayn ah ku yeelan doonin Doorashooyinka Soo Socda. Waxa kale oo uu qoraalkan ku sheegay Madaxweynuhu in Doorashooyinku ugaga dhici doonaan sidii markii hore ay ugu qorshaysnaayeen in ay dalka uga dhacaan , qiimaynta gobollada iyo degmooyinku, waxay ku salaysnaan doonaan buuxinta shuruudaha ku xusan qodobka saddexaad ee Xeerka Gobollada iyo Degmooyinka Jamhuuriyada Somaliland’ Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted March 22, 2008 Is there a map ya JB. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 22, 2008 The map will follow soon IA ..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted March 22, 2008 So Togdheer has been split? As it was. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abu-Salman Posted March 22, 2008 One minute, how could he creates so many regions without long parlementary debates, minitious socio-environmental studies and consultations involving all concerned sub-clans? Or is it a case of outdoing Kulmiye at all cost just before the elections? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 22, 2008 sub-clans ?? ,,, meesha dowlad baa ka jirta sxb Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abu-Salman Posted March 22, 2008 Oday Dhaqameed miyaanay wali ka talin Gurtida? sub-clans waxaan ka wada daka meesha wada degan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cige Posted March 22, 2008 Waryaa Abu-salman Maqal jacayl;baro haddii kale iska jir .. meesha dawlad baa ka jirta Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abu-Salman Posted March 22, 2008 lol Cige, my relatives live there and we do have some properties in Arabsyo, Gabiley, Hargeysa etc or may even live there but I can not understand why people report about or support a regime for the sake of it. Should we not educate the masses as a priority? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cige Posted March 22, 2008 Meesha dawlad baa ka jirtaanu ku niri Dawladuna hadday qax go'aamiso waa in garabka lala qabtaa haven't you heard the fomer REGIME where Riyaale was notorious secret service chief they used to say: Go'aanka golaha sare ee kacaanka wa in la raacaa ninkii ka soo horjeestana lbaatan jirow ,, so, history repeats itself Go'aanka RIYAALE waa in la raacaa ninkii ka soo horjeestana MANDHEERA Quote Share this post Link to post Share on other sites
Koora-Tuunshe Posted March 22, 2008 The above secessionist Map is the most ridiculous map of the regions of Somalia. Look @ how it squeezed the region of Sanaag? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted March 22, 2008 The region were creatd after Murqaan dream. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Geel_jire Posted March 22, 2008 ^ some people still haven't heard about saaxil and you guys are carving out even more regions ? waqooyi-galbeed was split into waqooyi galbeed and saaxil ..... I have a question regarding this splitting up of the regions ..... is this like the American 'Redistricting' where boundaries are redrawn for political purposes in a way that will benefit one party or the other in a time of elections The process known as redistricting in the United States and redistribution in many Commonwealth countries is the changing of political borders. Often this means changing electoral district and constituency boundaries, usually in response to periodic census results. This takes place by law or constitution at least every decade in most representative democracy systems using first-past-the-post or similar electoral systems to prevent geographic malapportionment. does this benefit any party or group ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 23, 2008 Micnihii 'gobol' qalad laga fahmay. Gobol la sameeye see u noqonee xaruntiisa kaliya hal degmo iyo laba tuulo ku wareegsan. See gobol u noqonee waxaas. Dad ama qabaa'iilo la qanciyaa la rabaa, laakiin maamus dowlad ma'aha waxaas. Sideed iyo tobonka gobol u daaya Soomaaliya, taas nagu filan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 23, 2008 President Rayale declares the creation of Six new regions and Sixteen new districts in Somaliland Warkii 22-Mar-2008 iyo Qormadii: afnugaalnew Desk The President of Somaliland, Mudane Dahir Rayale Kahin today formally declared the creation of six new regional authorities and sixteen new districts in Somaliland. According to an official communique from the Presidency, the six new regions are as follows: Gabiley Region with the town of Gabiley as the provincial capital. Badhan Region with the town of Badhan as the provincial capital. Buholde Region with the town of Buholde as the provincial capital. Salal Region with the town of Zeila as the provincial capital. Sarar Region with the town of Caynabo as the provincial capital. Odweyne Region with the town of Odweyne as the provincial capital Along with the Six new Regions, President Rayale also inaugurated the creation of Sixteen new districts which are as follows: The district of Haji Saleh which will be in Odweyne region The district of Kalabydh which will be in Sool region. The district of Wajale which will be in Gabiley region. The district of Widh-Widh which will be in Buhodle region. The district of Qorulugad which will be in Buhodle region. The district of Go'da Weyn which will be in Sahil region The district of Harasheikh which will be in Odweyne region. The district of Raydab Khatumo which will be in Oodweyne region. The district of Garba Dadar which will be in Salal region. The district of Boon which will be in Salal region. The district of Harirad which will be in Salal region. The district of Las Idle which will be in Sahil region. The district of War-Idad which will be in Sarar region. The district of Elal which will be in Sarar region. The district of War-Imraan which will be in Togdher region. The district of Magalo Ad which will be in Awdal region. President Rayale today issued a decree instructing the Somaliland ministry of Home Affairs to proceed with the process of amalgamating the new regions and districts to its bylaws. According the communique the declaration of the new regions and districts will not in anyway cause delays in the voter registrations and the forthcoming elections in Somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites