Sign in to follow this  
Che -Guevara

Cade Muuse oo laga yaabo inuu xilka wareejiyo? yuuse ku wareejin?

Recommended Posts

This would be nice if it's true.

Garowe:- Warar si kalsooni leh LaasqorayNet lagu soo gaarsiiyey ayaa waxay sheegayaan in Cade Muuse uu qorsheynayo inuu xilka ka degi doono ka hor intuusan dhameysan waqtiga uga harsan Xukunkiisa iyadoo ay taasi timi kadib markii dad aad ugu dhow isaga ay kula taliyeen inuu talaabadaas qaado.

 

 

Garoowe, Xarunta Maamul goboleedka Puntland ayaa maalmahanba waxaa ka socdey shirar hoose oo ay laahaayeen taageerayaasha Cade Muuse oo ka arinsanayey sidii uu xilka u dhiibi lahaa Cade Muuse.

 

 

Xogta nasoo gaartey waxay intaa ku dareysaa in Cali Cabdi Awaare oo ah Wasiirka Dowlada Hoose iyo horumarinta Gobolada Puntland la wado in xilka lagu wareejiyo.

 

 

Wasiirkan ayaa maalmahan waxa uu shirar badan ka wadey Gobolka Bari gaar ahaan meesha uu deegaan ahaan kasoo jeedo ee Qardho isagoo dhowr jeerna Saxaafada ka hadley oo arinta Laascaanood dhowr jeer war saxaafadeed ka sii daayey isagoo u hadal eg nin xil sugaya!

 

 

Xogta ayaa waxay ku dareysaa intaas in xiliga la wado In Cade Muuse uu ka dego xukunka ay noqon doonto kadib hadba(Guul ama Guul daro) natiijada kasoo baxda Arinta Sool iyadoo uu maamulka Puntland go'aansadey inuu dib ula soo noqdo Laascaanood.

 

 

Xogtu nooma sheegin xiliga ay Puntland qorsheyneyso duulista Laascaanood hase yeeshee waxay noo xaqiijisey qorshaha dhabta ah ee Maamulka Puntland uu ka wado Sool oo ah inuu dib u hanto Magaalada Laascaanood.

 

 

Xogtu waxay intaa ku dareysaa in Hadii Puntland ay gacanta dib ugu dhigi weydo Laascaanood uu Cade Muuse ka degi doono jagada isayadoo isla markaan rogaal celin 2aad lagu sameyn doono Laascaanood iyadoo hogaanka Maamulka Puntland la bedeley.

 

 

Xogtu waxay intaa ku dartey in Maamulka Puntland uu aaminsan yahay in arinta Laascaanood kusoo afjari doono natiijo guul ah iyadoo ilaa iyo hada ay jiraan ciidamo tiro badan laga soo kala ururiyey dhamaan deegaanada Beelaha Puntland marka laga reebo Bariga fog(Cali Saleebaan) iyo Gobolka Sanaag(Warsangeli).

 

 

Xogtu waxay intaa ku dartey in dad badan oo ka cabanaya siyaada Cade Muuse ay dib u taageeri doonaan maamulka Puntland.

 

 

Goor aanu isku taxaluujiney inaanu la xiriirno dhinaca Madaxtooyada Puntland ayaa noo suura geli weydey.

 

 

Ugu danbeyn Bedelaada Cade Muuse ayaa laga yaaba iney dad badan ka farxiso iyadoo tan iyo intii uu Cade qabtey xukunka Puntland uu keeney isku dhac u dhexeeya beelihii ku heshiiyey, aas aaska Dowlada Goboleed cusub oo laga yigleeyey Sanaag iyo Qeybo ka mid ah Bari, sicir barar ku yimi gobolada Puntland iyo arimo kale oo keeney khilaaf.

Share this post


Link to post
Share on other sites

"This would be nice if it's true."

in a normal state of affairs, i would agree with you that cade's exit would be a good thing but why on earth is that a good thing when the state is getting ready for war?

Share this post


Link to post
Share on other sites

I doubt war alone would solve anything. It is failure of the political leadership that led to this current debacle. I don't see how those that necessitated this situation will actually bring any remedy.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by -:

^^^^We wouldn't be in war if it wasn't cuz of him.

:D:D

 

Saaxib who is '" We"?

 

I didn't you were from Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by -:

^^^^We wouldn't be in war if it wasn't cuz of him.

:D:D

 

Saaxib who is '" We"?

 

I didn't know you were from Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

"we"..lol..

 

Che is anti TFG and you are Pro.

 

besides ninkii Che muxuu ula baxay (-).

 

We should call him mr. jiitin. lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

"Che is anti TFG and you are Pro."

it matters not my friend to the internal working of Puntland wither or not you are a TFG mucaarad ama Muxaafid, but we all have accept reality no?

 

"besides ninkii Che muxuu ula baxay (-)."

Don't know but good question, am sure though philosophical reasoning behind it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this