General Duke Posted May 27, 2007 Howlgallo Baaritaano Ah Oo Ka Socda Mag. Muqdisho Muqdisho(Calanka.com) 27-May-2007 Wadooyinka waaweyn iyo isgoysyada caasimadda Muqdisho ayaa waxaa ka soconaya maanta howlgallo lagu sugayo amaanka magaalada iyadoo la baarayo gaadiidka iyo wax ala wixii looga shakiyo in ey amaanka khalkhal galinayaan. Howlgalladan baaritaanada ah oo bilowday saakay aroortii ayaa waxaa si wadajir ah u wada ciidamada amniga magaalada iyo kuwa boliks gobolka. Maalmahan danbe ayaa waxaa kusoo badanayay caasimadda Muqdisho kooxo tuura ama adeegsada bomb gacmeedyo kuna qariya meelaha qashimada & wadooyinka ey sida aadka ah ey u isticmaalaan ciidamada dolwadda iyo kuwa kaleba, waxaana gabi ahaanba adkaatay in hub muuqda ama waaweyn lagu dhex arko magaalada taasooo ku kaliftay kooxaha kasoo horjeeda dowladda in ey aad u isticmaalaan bomb gacmeedyada eyna ku qariyaan goobaha qashimada iwm. Si kastaba ha ahaateen amaanka guud ee caasimadda ayaa ah mid aad u dagan kuna soo laabatay sidii lagu yiqiin dagaalada sokooye ka hor aadna ku arkeyso meelkasta ciidamo bolis ah iyo kuwa wata baabuurta boliska oo ku roondeynaya wadooyinka magaalada. Maalintii shalay ayey aheyd markii ey ciidamada bolisku soo qabqabteen rag lagu tuhunsan yahay in ey ka danbeeyaan qaraxyada loo adeegsado bomb gacmeedyada ee badankod ka dhaca degmada Huriwaa oo ah meesha kaliya ey kooxahan kasoo horjeeda dowladda ey khalkhal ka abuuraan dhinaca amaanka, waxaana tirada lasoo qabqabtay shalay ey kor u dhaafayaan sodomeeyo ruux. Calanka.com: - Isha wararka xaqiiqda Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tahliil Posted May 27, 2007 Isn't 8000 dead mothers and kids enough? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 27, 2007 ^^^Even Ahmed Diriye and Abdullahi Shiekh Xasan did not make anything close to that outrageous and hopeless claim. But hey the clan courts & other opposition groups resided in a house built on lies. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tahliil Posted May 27, 2007 let me put it this way to you...maybe you would understand it better then how many dead mothers and kids would it take until the Tigranyan boys gets what they want? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gordon Gekko Posted May 27, 2007 ^^ Tahliil...your comments are becoming a bit tedious mate. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tahliil Posted May 27, 2007 Gordon: What? R u hearing voices again? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 27, 2007 ^^^Gordon is right, you seem to be all over the place. Why are you making up fake numbers and so on, the restoration of the state continues. Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted May 27, 2007 we cant trust gordon, hes tfgs PIMP with his bling bling and pimpo mobile. tahil is right. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 27, 2007 ^^^Adeer, no one much cares for who think is right. The TFG train is moving one can critise but thats all you ahve left. Remember dear Rudy Yusuf is basking on the sun in Mogadishu. Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted May 27, 2007 gross, hes sun bathing! tell him to cover it up...we dont want him to scare away the lil kids. its temporary homie, tfg will never have peace. dont kid yourself. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano Geel Posted May 27, 2007 Duke, really man the looks on those mens faces, would you let anyone of them into your home? Even after acquiring a tan Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 27, 2007 ^^^lol. CG that was a nice one. But my concern is not that they become friends of mine, just restore order. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano Geel Posted May 27, 2007 ^lol, as much as i'm ever impressed by your unwaivering enthusiasm, call me old fashioned but, i'd like to be able to feel like i could trust our leaders dude, what kind of assurances do u think 'yeey got before he sat with his back to them? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 27, 2007 ^^^I trust Yey in two important thing, he is no nonsence when it comes to security isswues and he does not want to stay forever. I dont know but I agree the old man is brave. Quote Share this post Link to post Share on other sites