Sign in to follow this  
Saalax

Wasiirka Warfaafinta Somaliland hits out on Pirateland false allegation claims

Recommended Posts

Wasiirka Warfaafinta oo Si Adag U Beeniyay War Ka Soo Yeedhay Puntland

Written by Qaran news

Nov 09, 2010 at 12:42 PM

Hargeysa (Qaran news)-Wasiirka Warfaafinta Somaliland Md. Cabdilaahi Geel Jire, ayaa wax aanay waxba ka jirin ku sheegay in Somaliland ay soo galeen firxadkii kooxdii Argagixisada ah ee SH. Atamka Puntland waxa kale oo uu beeniyay in saraakiil ka tirsan Ciidamada qalabka sida JSL ay ka barbar dagaalamayeen oo ay taageerayeen kooxdaasi.

 

Wasiirka oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa magaalada Hargeysa wuxuu Puntland u soo jeediyay inay joojiyaan dacaayadaha ay wadaan waxaanu yidhi “Somaliland wax argagixiso ahi ma joogo, manay soo galin, Somaliland way la dagaalamaysaa Argagixisada, waxa la dagaalanka Argagixisadu uu ku yaallaa Dastuurkayaga. Hadalada aflagaadada ah ee ka soo yeedhayay Puntland, oo aan leeyahay wuu ka khaldamay waanu ka qoyay hadalkii waxba kama jiraan eedaha ay nagu eedeeyeen in ciidamo Somaliland ahi ay ka barbar dagaalamayeen kooxdii Argagixisada ahayd ee Atam. Ciidamadayada ayaanu u war haynaa oo cid walba ka og, Ciidamada Somaliland kama qeyb qaataan dagaallo ay ku taageerayaan Argagixisadda, haddii madaxda Puntland ay niman ay garanayaan oo ay isku reer yihiin magacyadooda iska yeedhiyaan. Macnaheedu ma aha in ciidamadii Somaliland ka qeyb galeen dagaal Argagixiso.”

 

 

Qaran news

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Well done wasiirka warfaafinta ee JSL shedding light to the nature of the pirate enclave and it's false allegations.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this