xiinfaniin Posted January 10, 2008 Runtii shimiqda waxa looga dhigay una shareernaatay Ee ay beentu shaaraca ku timi sheeg haddaad garato Shirkii lagu ballamay faalladii shaaca laga qaaday Shalmadi Koore raacdoo waxbaan sheedda ka arkaaye Shishe u aragnay haasaawihii shaadirka lahaaye Shaf-dhiggiisu meeshuu hirdiyey sheeg haddaad garato Ina Iidaan Farax! Allow kuu naxariiso. ================================================= Maleeshiyaad hubeysan oo magaalada Kismaayo ku dagaalamay sababayna dhimasho iyo dhaawac. Sh, M network 10 Jan 08, 04:45 Mogadishu 10 Jan. 07 (Sh.M.Network)-Qof ayaa ku geeriyooday mid kalena waa uu ku dhaacmay iska hor imaad labo maleeshiyo ku dhex mary Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose xaly habeen barkii. Dhimashada iyo dhaawacani ayaa yimid kadib markii uu shalay galinkii danbe xili uu gabalka sii dhacayay ay ciidamada Amaanka Magaaladaasi iyo maleeshiyaad hubeeyani uu iska horimaad ku dhex maray xaafada Via Afmadoow ee dhinaca woqooyi kaga beegan magaalada Kismaayo. Qaar ka mida saraakiisha Ciidamada ayaa sheegay in iska hor imaadkaasi uu ka dhashay kadib markii labo maleeshiyo hubeeysan ay diideen in hubka ay iska dhigaan kadib markii lagu amray taasina ay dhalisay in rasaas ay isweeydaarsaadaan taasoo ay ku dhawacmeen labadii maleeshiyo uuna ku dhintay halnin oo rayid ahaa kadib markii ay rasas ka haleeshay madaxa. Waxaan Labadii maleeshiyo ayaa loola cararay isbitaalka weeyn ee magaalada Kismaayo. Taliyaha Ciidanka nabadgelyada magaalada Kismaayo Ibraahin Casan Baadi oo ka waramayay dhacdadaasi ayaa sheegay in ayan wax u dhimeeyn arintaasi oo ay sii wadayaan howlgalada ay ku xaqiijinayaan nabadgelyada. Ibraahin Guuloow oo ah taliyaha ciidanka nabadgelyada aaga Vial Afmadoow ayaa waxaa uu daboolka ka qaaday in labada maleeshiyo ee la dhaawacay ay ka mid ahaayeen ciidanka nabad gelyada hadii garaawoshiy laga bixin waayana ay qaadi doonaan talaabo kasta ee la gudbonaata. Howlgalada ay ka fulinayaan CidamadaAmaanka ee Magaalada Kismaayo ayaa qeeyb ka ah amaan ku soo dabaalida magaaladaasi oo dhawaanahanba la cir ciireeysay nabad galyo xumi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted January 10, 2008 From Boosaaso to Kismaayo the news from Somalia is very disappointing. One has to acknowledge thou that Kismaayo has relatively enjoyed peace for the last 3 months Ina Taano being the head of that group. But how things are developing now it seems that no good man can last in Somali more then 3 months. Ninkii odaga ahaa muxuu yiri: Meel ay nala tagtaba Waxaa na sida doon matoor jaban Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted January 10, 2008 Ina Taano good man ! And there was a peace in Kismayo for the last 3 months, eh! You must be kidding adeer! I guess in relative terms there was. Ina Taano is a fatuous. And his group are equally foolish! There are many wars going in Somalia that worth fighting but the one they chose is so telling of them! Kismayo issue is not that complex i admit given other challenges awaiting somalia but peace and Kismayo cant be siad in the same breath adeer! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 10, 2008 lool. Ina Taano and good have ever met each other. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted January 11, 2008 If only certain people could devote more attention to their festering backyards. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted January 11, 2008 Security forces ordered two armed man to disarm and when they refused they were forcefully disarmed. kadib markii labo maleeshiyo hubeeysan ay diideen in hubka ay iska dhigaan kadib markii lagu amray taasina ay dhalisay in rasaas ay isweeydaarsaadaan taasoo ay ku dhawacmeen labadii maleeshiyo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted January 11, 2008 am afriad Kismayo is their festering backyard Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 12, 2008 ^^^Well said, our only festering issue now is Kismayu. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 2, 2013 Xiins post 5 years ago. Walee waxba ismuu badalin, sidii ayuu reer Gedo uun u aflagadeeniyaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites