Sign in to follow this  
Emperor

Somali President's special docotor , Dr Saio says Yusuf is in good healthy condition

Recommended Posts

Emperor   

Nairobo: Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Dhaqtarka gaarka ee Madaxweynaha oo ka hadlay xaaladda caafimaad ee Madaxweynaha

5. December 2007

 

Nairobi(AllPuntland)- Ra'iisul Wasaaaraha Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Md. Nuur Xasan Xuseen ayaa sheegay in xaalada caafimaad ee Madaxweynaha ay aad u wanaagsan tahay isla markaana uu Madaxweynaha ku sii jeedo magaalada Londan ee dalka Ingiriiska halkaasi oo uu howlahiisa shaqo u tegi doono.

 

Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde ayaa xaqiijiyay in Madaxweynaha uu caafimaad qabo isla markaana baaris caafimaad uu u tegay isbitaal ku yaala Nairobi, dhawaana uu u baqooli doono Londan isagoo beeniyay wararka sheegaya in xaaladda caafimaad ee Madaxweynaha ay liidato.

 

Sidoo kale Dhaqtarka gaarka ee Madaxweynaha Dr Mauro Saio kaasoo sheegay in Madaxweynaha la marsiiyay baaris caafimaad uuna wanaagsan yahay isagoo beeniyay in uu jiro xanuun daran oo Madaxweynuhu haayo, hase ahaatee waxaa uu sheegay in Madaxweynaha uu safaradiisa sii wadan doono ilaa Londan.

 

Sidoo kale Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ayaa sarkaal u hadlay oo la yiraahdo Cali Maxamuud Sheekh ayaa sheegay in xaaladda caafimaad ee Madaxweynuhu ay wanaagsan tahay isla markaana waxaa uu beeniyay wararka sheegaya in xaaladda caafimaad ee Madaxweynaha ay ka sii dareyso, kuwaasoo uu sheegay in ay baahiyeen kuwo caddow ku ah nolosha Madaxweynaha Soomaaliya waa sida uu hadalka u dhigaye.

 

Cali Muxiyaddiin Cali

AllPuntland, Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Xaaladda caafimaad ee Madaxweynaha Somalia oo la sheegay inay wanaagsan tahay

 

abdullahi_ysuf_interview.jpg

Last Updated::2007-12-05 13:06:22

 

Nairobi(HRNet):- Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya xaaladda caafimaad ee Madaxweynaha Somalia, Cabdullaahi Yuusuf Axmed oo shalay loo cararay isbital ku yaala magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.

Warar ayaa waxa ay yiraahdeen in xaaladda caafimaad ee Mr. Yuusuf ay aad u liidato, halka kuwa kalena ayba qeexeen inuu geeriyooday, balse kaaliyayaashiisa ayaa wararkaasi oo dhan meel ku xooray.

 

Mid ka mid ah kaaliyayaasha Madaxweynaha Somalia oo la yiraahdo Cabdi Rashiid Seed ayaa sheegay in xaaladda caafimaad ee Madaxweynaha ay tahay mid aan sidaas usiii halis badneyn.

 

“ Madaxweynaha wuu fiican yahay, isbitaalkiina waa laga soo saaray, wax kale ma aheyn waxaa hayey waxoogaa hargab ah oo aan sidaa aheyn, waxaana lagu sameeyey baaritaan caafimaad” ayuu yiri.

 

Waxa uu intaa ku daray in Madaxweynaha uu sii wadan doono safarkiisa oo booqashana uu ku tegi doona wadamada Itoobiya, Ingiriiska iyo Portugal oo uu kaga qeyb geli doono kulamo iyo shirar kala duwan oo ay isugu imanayaan mas’uuliyiin ka tirsan wadamada caalamka.

 

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^ :D

 

Why evidence and what for? as if being sick is a crime...

 

Perhaps you have the logic of 'innocent untill proven guilty' Kind of story, in your case sick until proven otherwise :D

 

Nice joke, I laughed

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Emperor:

[QB] isla markaana uu Madaxweynaha ku sii jeedo magaalada Londan ee dalka Ingiriiska halkaasi oo uu howlahiisa shaqo u tegi doono. QB]

London ma shaqo ayu uu imaana? Odeyga Allah caafimaad siiyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Aamiin

 

As for the Question, Yes that's what I heard or reported in the news. It may be otherwise, health related issues and nothing is wrong that

Share this post


Link to post
Share on other sites

Emperor...It is matter of national security. Of course, the citizens have to know how's their president. Any how, who would replace him if he dies?

 

 

Odeyga Allah caafimaad siiyo

Do you mean Juje

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

What citizens :rolleyes: He needs to hurry up and move over the other war lords are thinking. He is an old man, so no suprise there. He should just go Hajj and stop all that he is doing for his own sake.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by -:

Emperor...It is matter of national security. Of course, the citizens have to know how's their president. Any how, who would replace him if he dies?

 

 

quote:

Odeyga Allah caafimaad siiyo

Do you mean Juje
:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^What a silly question, Juje is a man bold enought to say that, wish luck to his opponents, take shots and still not complain or cry like some do or not even curse the dead.... Thou some slips have happened before here on SOL, it's admirable that one doesn't let his emitional hate rule over his conscience...

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

It is only Allah who takes and gives the soul. However, it is wiser for humans not to take their present health and well being for granted but prepare for their long-term social needs and what would or might have a substantial effect on the whole country.

 

His great leadership is essentially needed at the moment. I wish him the best of luck.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Good point Caamir, Excellent indeed

 

Che, You, I and the President are all equal as it regards to death... Im 100% sure that he will die, so are you, I and anyone alive today... Marka geerida loo wada siman, wuu dhiman karaa waana uu dhiman doonaa, that's a fact, iska yara naso hadaba

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this