Emperor Posted December 5, 2007 Nairobo: Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Dhaqtarka gaarka ee Madaxweynaha oo ka hadlay xaaladda caafimaad ee Madaxweynaha 5. December 2007 Nairobi(AllPuntland)- Ra'iisul Wasaaaraha Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Md. Nuur Xasan Xuseen ayaa sheegay in xaalada caafimaad ee Madaxweynaha ay aad u wanaagsan tahay isla markaana uu Madaxweynaha ku sii jeedo magaalada Londan ee dalka Ingiriiska halkaasi oo uu howlahiisa shaqo u tegi doono. Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde ayaa xaqiijiyay in Madaxweynaha uu caafimaad qabo isla markaana baaris caafimaad uu u tegay isbitaal ku yaala Nairobi, dhawaana uu u baqooli doono Londan isagoo beeniyay wararka sheegaya in xaaladda caafimaad ee Madaxweynaha ay liidato. Sidoo kale Dhaqtarka gaarka ee Madaxweynaha Dr Mauro Saio kaasoo sheegay in Madaxweynaha la marsiiyay baaris caafimaad uuna wanaagsan yahay isagoo beeniyay in uu jiro xanuun daran oo Madaxweynuhu haayo, hase ahaatee waxaa uu sheegay in Madaxweynaha uu safaradiisa sii wadan doono ilaa Londan. Sidoo kale Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ayaa sarkaal u hadlay oo la yiraahdo Cali Maxamuud Sheekh ayaa sheegay in xaaladda caafimaad ee Madaxweynuhu ay wanaagsan tahay isla markaana waxaa uu beeniyay wararka sheegaya in xaaladda caafimaad ee Madaxweynaha ay ka sii dareyso, kuwaasoo uu sheegay in ay baahiyeen kuwo caddow ku ah nolosha Madaxweynaha Soomaaliya waa sida uu hadalka u dhigaye. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted December 5, 2007 Xaaladda caafimaad ee Madaxweynaha Somalia oo la sheegay inay wanaagsan tahay Last Updated::2007-12-05 13:06:22 Nairobi(HRNet):- Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya xaaladda caafimaad ee Madaxweynaha Somalia, Cabdullaahi Yuusuf Axmed oo shalay loo cararay isbital ku yaala magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya. Warar ayaa waxa ay yiraahdeen in xaaladda caafimaad ee Mr. Yuusuf ay aad u liidato, halka kuwa kalena ayba qeexeen inuu geeriyooday, balse kaaliyayaashiisa ayaa wararkaasi oo dhan meel ku xooray. Mid ka mid ah kaaliyayaasha Madaxweynaha Somalia oo la yiraahdo Cabdi Rashiid Seed ayaa sheegay in xaaladda caafimaad ee Madaxweynaha ay tahay mid aan sidaas usiii halis badneyn. “ Madaxweynaha wuu fiican yahay, isbitaalkiina waa laga soo saaray, wax kale ma aheyn waxaa hayey waxoogaa hargab ah oo aan sidaa aheyn, waxaana lagu sameeyey baaritaan caafimaad” ayuu yiri. Waxa uu intaa ku daray in Madaxweynaha uu sii wadan doono safarkiisa oo booqashana uu ku tegi doona wadamada Itoobiya, Ingiriiska iyo Portugal oo uu kaga qeyb geli doono kulamo iyo shirar kala duwan oo ay isugu imanayaan mas’uuliyiin ka tirsan wadamada caalamka. HorseedNet.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted December 5, 2007 Waa Sidee Xaalada Madaxwaynaha Source Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 5, 2007 We need video evidence, just like Chavez hanging out with Castro. Maybe you could have Kibaki to do photo op with Yeey Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted December 5, 2007 ^ Why evidence and what for? as if being sick is a crime... Perhaps you have the logic of 'innocent untill proven guilty' Kind of story, in your case sick until proven otherwise Nice joke, I laughed Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted December 5, 2007 Originally posted by Emperor: [QB] isla markaana uu Madaxweynaha ku sii jeedo magaalada Londan ee dalka Ingiriiska halkaasi oo uu howlahiisa shaqo u tegi doono. QB] London ma shaqo ayu uu imaana? Odeyga Allah caafimaad siiyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted December 5, 2007 ^Aamiin As for the Question, Yes that's what I heard or reported in the news. It may be otherwise, health related issues and nothing is wrong that Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 5, 2007 Emperor...It is matter of national security. Of course, the citizens have to know how's their president. Any how, who would replace him if he dies? Odeyga Allah caafimaad siiyo Do you mean Juje Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted December 5, 2007 What citizens :rolleyes: He needs to hurry up and move over the other war lords are thinking. He is an old man, so no suprise there. He should just go Hajj and stop all that he is doing for his own sake. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 5, 2007 Originally posted by -: Emperor...It is matter of national security. Of course, the citizens have to know how's their president. Any how, who would replace him if he dies? quote: Odeyga Allah caafimaad siiyo Do you mean Juje Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted December 5, 2007 ^What a silly question, Juje is a man bold enought to say that, wish luck to his opponents, take shots and still not complain or cry like some do or not even curse the dead.... Thou some slips have happened before here on SOL, it's admirable that one doesn't let his emitional hate rule over his conscience... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted December 5, 2007 Long live Cabdullaahi Yuusuf...Caafimaad iyo cimridheer allah siiyo... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 5, 2007 take shots and still not complain or cry like some do or not even curse the dead So is he dead. KK....Hi Ayeeyo Jiijo Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted December 5, 2007 It is only Allah who takes and gives the soul. However, it is wiser for humans not to take their present health and well being for granted but prepare for their long-term social needs and what would or might have a substantial effect on the whole country. His great leadership is essentially needed at the moment. I wish him the best of luck. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted December 5, 2007 ^Good point Caamir, Excellent indeed Che, You, I and the President are all equal as it regards to death... Im 100% sure that he will die, so are you, I and anyone alive today... Marka geerida loo wada siman, wuu dhiman karaa waana uu dhiman doonaa, that's a fact, iska yara naso hadaba Quote Share this post Link to post Share on other sites