Juje Posted March 19, 2009 Golaha Wasiirada oo xilkii ka xayuubiyay Taliyihii Ciidamada Nabad Sugida Qaranka Gen. Darwiish. Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa goor dhow xil ka qaadis ku sameeyay Taliyihii Ciidamada Nabad Sugida Qaranka Gen. Maxamed Warsame Darwiish, kadib kulan uu golaha maanta ku yeeshay Magaalada Muqdisho. Kulanka Golaha Wasiirada oo uu shir gudoomiyaha Ra'iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa waxaa ka qeyb galay in ka badan 20 wasiir iyadoona ay soo xaadireen Gudiga Ammaanka Qaranka ee uu magacaabay Madaxweyne Shariif. Wasiirka Amniga Qaranka Col. Cumar Xaashi Aadan oo lahaa soo jeedinta xilka qaadista Generaal Darwiish, ayaa ugu dambeyn waxay Golaha Wasiirada cod u qaadeen xil ka qaadista, iyadoona ugu dambeyn si aqlabiyad ah ay siugu raaceen Golaha xil ka qaadis Mr Darwiish. Golaha Wasiirada ayaa sidoo kale isla goobta waxaa uu ku ansixiyay in xilkaas loo magacaabo Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan oo loo magacaabay Xilka Taliyaha Ciidamada Nabad Sugia Qaranka. Gen. Maxamed Warsame Darwiish oo lagu tilmaami jiray Genanka gacanta midig u ahaa Madaxweynihii hore C/llaahi Yuusuf, isagoona lagu eedeyn jiray inuu mas'uul ka ahaa xariga dad aan waxba galabsan oo qaarkood laga qaadi jiray lacago madax furasho ah, waxaana Xabsi ku yaal Madaxtooyada lagu heyn jiray maxaabiis lagu soo qaban jiray dagaalada oo qaarkood loo dhoofiyay Ethiopia. Xil ka qaadista lagu sameeyay Gen. Darwiish ayaa ah tallaabo ay Dowladda Midnimada qaran horay ugu qaaday, waxaana uu ka mid ahaa ragii mas'uuliyada ku lahaa dagaaladii iyo barakicii ka dhacay Magaalada Muqdisho, inkastoo ay jiraan Mas'uuliyiin kale oo wali ka mid ah Dowladdan Midnimada qaran ee uu hogaamiyo Sheekh Shariif. Dhinac kale kulankii maanta ee Golaha Wasiirada ayaa laga soo saaray qodobo ay ka mid yihiin mamnuucida dhulalka la sharciyeyay tan iyo wixii ka dambeeyay 1991-dii oo laga soo qaaday waxba kama jiraan, waxaana ay kaloo ka hadleen arrimaha burcad badeedka dhibaatooyinka ay ka wadaan xeebaha Soomaaliya. Hooyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thierry. Posted March 19, 2009 Good Move in future this man should be taken before war crime courts Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 19, 2009 ^^^Your talking rubish saxib, this man commited no greater crime than the President, new Interior minister and all those who send children to die while they ran of to hotels in Asmara. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted March 19, 2009 Originally posted by General Duke: ^^^Your talking rubish saxib, this man commited no greater crime than the President, new Interior minister and all those who send children to die while they ran of to hotels in Asmara. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 19, 2009 ^^^Truth is truth saxib... Remember our new leader and his Jihad against Addis? I dont want to even start with that... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted March 19, 2009 Originally posted by General Duke: I dont want to even start with that... Please don't, stick to ranting and making incoherent conclusions. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 19, 2009 ^^^lool, : you are getting a little bit funnier, shame about the rest. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wacdaraha_aduunka Posted March 19, 2009 Originally posted by General Duke: ^^^Your talking rubish saxib, this man commited no greater crime than the President, new Interior minister and all those who send children to die while they ran of to hotels in Asmara. Very true but some people seem blind to that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 20, 2009 I sitill don't know how the GOLAHA WASIIRADA can do that ,,, isn't there a person (PM or Minister) who is responsible for that ??? ,, Mise each time they need to come together and agree on someone in xilka laga qaado ??? ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted March 20, 2009 He shouldn't have left his Green Peas job. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted March 20, 2009 He was high ranking NSS in Barre's government and became head of it in TFG era. He will move on just like other ex TFG officials. Quote Share this post Link to post Share on other sites