General Duke Posted September 20, 2004 3 Tikniko ah oo ka luntay Malayshiyada Col. Hiiraale oo Kenya qabatay Liboi. SomaliTribune.20 Sept. Sida nalooga xaqiijiyay magaalada Dhadhaab waxaa la keenay saddex baabuur oo nooca Tiknikada ah iyo malayshiyadii saarayd oo ka tirsan ciidanka Col. Barre Hiiraale kadib markii askarta soohdinta ee Kenya ay qabteen. Tiknadan ayay qabteen ciidamada amaanka ee dalka Kenya kadib markii iyaga oo sida la sheegay lunsan maadaama oo ayna dhulka aqoonin ay kasoo talaabeen soohdinta. Waxaa xusid mudan in baabuurtan tiknikada ah oo ay saaraayeen ciidan gaadhaya laba darsin ay is dhiibeen kadib markii ay ******** inay askartani Kenyan tahay iyaga oo aan isku difaacin qoryaha saaran tiknikada iyo baasuukayaasha ay wateen. Ciidankan oo ah midkii gubay magaalada Dhoobley ayaa lagu hayaa Dhadhaab iyadoo ay Booliiska magaaladu sheegeen inay war ku saabsan wixii laga yeeli lahaa ka sugayaan Garissa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted September 21, 2004 Barre Hiiraale's lost, defeated soldiesr captured in Kenya lol I think a better title would be: Morgan's, aka Cabdi Bille, lost, defeated soldiesr captured in Kenya Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 21, 2004 Otali, the website aint even a Puntland website it supports no one. WWW.Somalitribune.com Quote Share this post Link to post Share on other sites