MoonLight1 Posted June 30, 2009 Maamulka Islaamiga ah ee magaalada Kismaayo ayaa sheegay inuu duulaan ku qaadi doono dalalka Itoobiya iyo Kenya ee deriska la ah Somalia Gudoomiye ku-xigeenka maamulka Islaamiga ah ee magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose C/qani Max’ed Yuusuf ayaa markii ugu horeysay dabioolka ka qaaday in ciidamada maamulkooda ay weerar ku qaadi doonaan wadamada deriska la’ah Soomaaliya gaar ahaan wadamada Kenya iyo Itoobiya. “Maanta waxaan doonayaa in aan baraarujiyo Shacabka Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah in wixii hadda ka dambeeya ay waajib inagu tahay in aan duulno oo cadowga ILAAHAY, godadkiisana ugu tagno, guryahoodii iyo halkii ay nooga suu duuleena ugu galno” ayuu yiri Gudoomiye ku xigeenka Maamulka Islaamiga ee Kismaanyo C/qani Max’ed Yuusuf. Waxaa uu intaa ku daray in ciidamada labada dal ay yihin kuwo fashilmay oo aad u taag daran ayna mujaahidiinta oo kaashanaya ALLE iyo shacabka Soomaliyeed dagaal toos ah ku qaadi doonaan, isagoo sheegay iney tusi doonaan awooda mujaahidiinta, waana markii ugu horeysay ee ciidamada maamulka Islaamiga ah ee magaalada Kismaayo ay hanjabaad noocan ah u jeediyaaan dalalka Itoobiya iyo Kenya ee deriska la ah Somalia. dayniile.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted June 30, 2009 Maamulka Islaamiga ee Magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose oo sheegay in ay weerarayaan gudaha Wadamada Ethiopia iyo Kenya. Posted: 6/30/2009 2:59:00 PM Shabelle: KISMAAYO Maamulka Islaamiga ee Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in weeraro ay ku qaadayaan gudaha Wadamada Ethiopia iyo Kenya. Gudoomiye ku xigeenka Maamulka Islaamiga ee Magaalada Kismaayo C/qani Max’ed Yuusuf oo xalay hadlayay ayaa shaaca ka qaaday in ay weeraro ku qaadi doonaan dalalka dariska ah ee Ethiopia iyo Kenya. Gudoomiye ku xigeenka ayaa waxaa uu sheegay in ay si toos ah u beegsan doonaan Wadanka Ethiopia waxaana uu xusay in cadowgii uu jabay mujaahidiintuna ay tahay in ay weeraradaasi ku talaabsadaan. “Waxaan Rabaa in aan baraarujiyo Shacuubta Shacabka Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah in wixii manta ka dambeeya ay waajib inagu tahay in aan duulno oo cadowga Ilaahay aan ku duulno oo gudadkiisa aan ugu tango oo guryahoodii iyo halkii ay inooga suu duuleen aan ugu tango kuwa joogana aan meeshooda ugu tango”ayuu yiri Gudoomiye ku xigeenka Maamulka Islaamiga ee Kimaamyo. Waa hadalkii ugu horeeyay ee ka soo yeeray Maamulka Islaamiga ee Magaalada Kismaayo oo si toos ah ay shaaca kaga qaadaan in ay weeraro ku qaadi doonaan dowladda Ethiopia oo maamulku uu sheegay in ay ku jabtay in ay Soomaaliya soo fara galiso. Shabelle.net Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted June 30, 2009 It must be one of these A) These guys are the most stup!d group we have ever witnissed. B) They are agents sent to provoke then run, giving the "enemy" the excuse to invade again. or Thy are both, but who would recruit a stup!d agent. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 30, 2009 ^^^They seem to be drunk on something. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted June 30, 2009 They are both stup!d and agents. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 30, 2009 They are just ignorants .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted June 30, 2009 This is getting beyond ignorance, some times you wonder whats pushing them from behind, its absolute childish to just talk provocative irresponsible talks, our ppl are dying of hunger, thirst, disease, tahriib, and then a stup!d brainless ignorant comes along and says we are going to attack Ethiopia and Kenya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hassan6734 Posted June 30, 2009 I think that they work for an outside interest that does not want peace for somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 1, 2009 Al Shabaab cut a hand and a foot each off four thieves in Mogadishu last week and paraded the limbs in the streets. On Tuesday, the hardline insurgents beheaded two residents and shot dead a clan chief in Wajid district of Bakool region in which borders Ethiopia in southern Somalia, witnesses said. Another man was beheaded in the region on Monday. [ Reuters ] Waa wareey. I am glad my hooyo left that town, Waajid, last week. My brother and his wife do live in there with my ayeeyo, though. Eebboow ka badbaadi, oo ka samatabixi waxaas waalan. Quote Share this post Link to post Share on other sites