Sign in to follow this  
Che -Guevara

Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Ku Baaqay In Ciidamada Soomaliland Ay Ka Baxaan SSC.

Recommended Posts

Taleexi   

Ileyn nin meeli u cadahay meeli ka madow, war abtiyaal luuqadee iskula hadalaa ileyn af soomaaligii wuu adkaaday inaan isku fahamno e

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Waaryaahee Jacaylbro :D , Magaca maad dee ka daysid (bugland) Mise waxaad rabtaa taadana inaan magac u bixino smile.gif . Niyow,

 

Waxbadan ayaan kaa war warwareegay

Oo Wajiga kaa dadbanaayee

Maalin-kaa yaanan wayrixin

Oo wax daran aanan samayne

Puntland Buq-Land haygaga sheegin

 

:D Miyaad waalantahay Magacu waa meeshii fooxa iyo uduga iyo maydiga lagasoo gurayee ;) Otherwise, xaqiiq "Aabaa yaabay" ayaan dalbanayaa, kadibna Bas-kaan ku saarayaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Hunguri:

Waaryaahee Jacaylbro
:D
, Magaca maad dee ka daysid (bugland) Mise waxaad rabtaa taadana inaan magac u bixino
smile.gif
. Niyow,

 

Waxbadan ayaan kaa war warwareegay

Oo Wajiga kaa dadbanaayee

Maalin-kaa yaanan wayrixin

Oo wax daran aanan samayne

Puntland Buq-Land haygaga sheegin

 

:D
Miyaad waalantahay Magacu waa meeshii fooxa iyo uduga iyo maydiga lagasoo gurayee
;)
Otherwise, xaqiiq "Aabaa yaabay" ayaan dalbanayaa, kadibna Bas-kaan ku saarayaa
:D

looooooooooooooooool ,,,,, adigu soodigii ka baxay maaha ee maakhir noqday maxaa kaa galay nimankaa aynu is jiidjiidanayno :D

 

Taada uun bal yaanan wax kele ku sheegin ,,, durba wax bay sheegsheegayeene :D

 

 

bugland hadii la yidhi

ha samaato weeyaane

iyaguba hufkay soo tufaan

erayo huuhaayee

aan ku harqiyee ii daa

ha iga soo geline :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Ahahahaha Waar maad ka daysid :D Bal hadda halkan eeg. Illeeyn Af Af loo hayaa baáye :D

 

Puntland Maqqaan bay sidaa Muunad iyo Sharafe

Sayyidkii ka Maah maah kolkuu Taleex Misaalaayey

Magaalooyin badan baa ku yaal

Oo Mihiim Gal ahe :D

 

Waa Gobol Mur iyo Maydi Midha ka buuxaane

Madarka iyo Beerihii Galgala Mooskii laga beerye

Macaluul Mataal Darxumo iyo Maato leétaaye

 

Bal Maxaad ku gali :D

Gobol waliba waa is maamuliye ;)

 

Niyow, Maamulka cayda noogadaa. Hadii kale Cawjad ayaanu ilkahaa cad cad kaaga soo saaraynaa looool ....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

Originally posted by Castro:

quote:

KA: GARAD JAMA GARAD ALI.

 

21/10/2007

 

KU: CIDII AY KHUSAYSO.

Does anyone have a copy of the letter the Garaad wrote to Meles Zenawi when he invaded Somalia?
Saxiib occupation to some of them is when a rival drinks from their wells. I mean the Ethios are always around Buuhodle... have you ever seen SL or PL condeming them for entering the very territory they claim? No because occupation to them is three thin men with macawis crossing a line drawn on the sand!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Hunguri:

Ahahahaha Waar maad ka daysid
:D
Bal hadda halkan eeg. Illeeyn Af Af loo hayaa baáye

 

Puntland Maqqaan bay sidaa Muunad iyo Sharafe

Sayyidkii ka Maah maah kolkuu Taleex Misaalaayey

Magaalooyin badan baa ku yaal

Oo Mihiim Gal ahe

 

Waa Gobol Mur iyo Maydi Midha ka buuxaane

Madarka iyo Beerihii Galgala Mooskii laga beerye

Macaluul Mataal Darxumo iyo Maato leétaaye

 

Bal Maxaad ku gali
:D

Gobol waliba waa is maamuliye

 

Niyow, Maamulka cayda noogadaa. Hadii kale Cawjad ayaanu ilkahaa cad cad kaaga soo saaraynaa looool ....

Hmmmmmmmmm ,, maanta ma is tidhi gabayadii igu gaaxday baad iga soo qufaysaa ,, waar hoy u kaadi ... :D

 

 

Bal gabay xayir aan u saaro markanna:

 

 

Puntland Maqqaan baa ka maqan Muunad iyo Sharafe

Sayyidkii ka Maanyaab kolkuu buurta midhmidh uga tuuray

Magaalooyin badan baa ku yaal

Oon muhiiba ayane :D

 

Waa Gobol Mur iyo Maydi Midha ka le'deene

Madarka iyo Beerihii Galgala Midh kamuu hadhine

Macaluul baa taal Darxumo iyo Maato leétaaye

 

:D:D

 

 

Imisaan ku lahaa ka joog ,,,, looooooooooool

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Since LA is part of Somaliland the role of the Suldaans, Garaads and Boqors is clear in the constitution.

You are still being stubborn about this aren't you?

 

Face the reality that LA is not part of Somaliland and will never be. The fact is LA is under the control of SL by force and nothing else.

 

 

Adigana goormaa joogtaa? 1889 ayaa joogtaa. Worse, what an old foreign white man did ayaa aaminsantahay.

 

At least in '60s, our forefathers did agree, without anyone forcing, to unite.

MMA You made an excellent point walaal. However, don’t waste your time on these hypocrites (Jacaylbaro and his group no need to name the rest am sure they know who they are...)

 

wa salaamu alaikum

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Originally posted by SheekhaJacaylka:

quote:

Originally posted by Hunguri:

Ahahahaha Waar maad ka daysid
:D
Bal hadda halkan eeg. Illeeyn Af Af loo hayaa baáye

 

Puntland Maqqaan bay sidaa Muunad iyo Sharafe

Sayyidkii ka Maah maah kolkuu Taleex Misaalaayey

Magaalooyin badan baa ku yaal

Oo Mihiim Gal ahe

 

Waa Gobol Mur iyo Maydi Midha ka buuxaane

Madarka iyo Beerihii Galgala Mooskii laga beerye

Macaluul Mataal Darxumo iyo Maato leétaaye

 

Bal Maxaad ku gali
:D

Gobol waliba waa is maamuliye

 

Niyow, Maamulka cayda noogadaa. Hadii kale Cawjad ayaanu ilkahaa cad cad kaaga soo saaraynaa looool ....

Hmmmmmmmmm ,, maanta ma is tidhi gabayadii igu gaaxday baad iga soo qufaysaa ,, waar hoy u kaadi ...

 

 

Bal gabay xayir aan u saaro markanna:

 

 

Puntland Maqqaan baa ka maqan Muunad iyo Sharafe

Sayyidkii ka Maanyaab kolkuu buurta midhmidh uga tuuray

Magaalooyin badan baa ku yaal

Oon muhiiba ayane

 

Waa Gobol Mur iyo Maydi Midha ka le'deene

Madarka iyo Beerihii Galgala Midh kamuu hadhine

Macaluul baa taal Darxumo iyo Maato leétaaye

 

 

 

 

Imisaan ku lahaa ka joog ,,,, looooooooooool
Ahahahahaha,waar Sheekhoow waa sidee. Dee kaygii uun ayaad farsamysy. Almuhim, intan uun ayaan ku odhanayaa.

 

Puntland waa Gobol Bad lagu meerayoo

Baahi aan mudane

Waa gobol markay qurux tagtana lala masaynayne

Waa gobol ishii milicsataa Mohasho daynayne

 

Waa meel Mahiigaan ka daó Guga mullaaxdiise

Muguc wada Xareediyo,Manqiyo,Togagu waa Muushe

Dooxadii Nugaal waa Magool

Kolay ku tahay Milayga Jiilaale

Macaluul mataal darxumo iyo maato leétaaye

 

Waxba yaanu gabaygu ilasii durkine

Waxaan kusoo gaabshay

Daruurtii Xareed lihi marbeey meel u xilataaye

Hanba la hadh Shaydaanku

yuu durbaano kuu tumine :D

 

Ahahaha hadii kale oo aad dayn waydo miyaa ;) xaqiiq meel fog ayaad ka doonaysaa :D lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

hmmm Hunguri, Don't forget that you guys have new home now called Maakhirland.

 

;)

Originally posted by -:

 

banbax4.JPG?0.8558067456281695

They said Las Anod was invaded, little did they know that it was already under occupation by Cadde Muse....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^Cadde might be planning to re-claim it but he's certainly not guilty of taking away what its residents cherished; peace, harmony and co-existence of its inhabitants and their neighbors.

 

It's shameful enough for the cult to hold the city hostage and now want to silence the good Garaad?

 

It's okay to spell out the name of the real perpetrator. It may dent your pledge of allegiance to the cult entity in Hargeysa but won't totally nullify it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this