sool_boy Posted July 14, 2009 Muqdisho(AllPuntland )-Wakaalladda Wararka ee AFP ayaa sheegtay inay Sarkaal ka tirsan Dowladda Somalia oo diiday magaciisa in ay xigato inuu u sheegay inay Labada nin ee la afduubtay ay ka socdeen Hay’adda Sirdoonka dalka Faransiiska, isla markaana lagu casuumay inay Saraakiil ka tirsan Sirdoonka Somalia tababar siyaan. AFP oo warbixin dheer ku qortay boga ay ku leedahay internet-ka ayaa sheegtay in ragaas aanay ahayn ayna ka shaqeeyaan hay'ada sirdoonka Faransiiska , waxaana warbixinta lagu sheegay in ay u yimaadeen dalka Soomaliya in ay caawiyaan sirdoonka oo ay tababar siiyaan. Dhinaca kale, Shabakadda Wararka ee Islaam Al-yoom waxay qortay in Koox dabley ah sheegatay inay iyagu afduubeen Labada qqof ee u dhalatay dalka Faransiiska, isla markaana ay ku hayaan Xaafadda African Villaage ee Degmadda Hodan, waa sida uu Website-ka Islaam Al-yoom qoray. Weriyaha Website-kaasi, ayaa sheegay in deegaanka lagu haysto Shisheeyahaasi gacanta ku hayaan Xooggaga Ururka Xisbul-islaam, waa sida uu Website-kaasi qoray. Afduubayaasha ayaa la sheegay inay codsadeen lacag madax-furasho ah oo dhan Afar million oo Dollar, si ay u sii daayaan Shisheeyahaasi. Afduubka ragan ayaa sida muuqata waxaa iska kaashaday ciidamo dawladda ka tirsan iyo xoogag Xisbul islaam , waxaana ay sheegteen sida AFP lagu qoray lacag madax furasho ah oo gaareysay 5-Milyan oo dolarka mareykanka. Lama oga ilaa hada go'aanka dawladda Faransiiska ay ka qaadan doonto afdubka loo geystay saraakisheeda. http://www.allpuntla nd.com/article/anmvi ewer.asp?a=5594&z=2 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted July 14, 2009 lol...if he is you are rag rag dhalay...but what if he is not what shall we do to you? Quote Share this post Link to post Share on other sites
sool_boy Posted July 14, 2009 cut my head , snice cutting heads is on fashion now days among somalis.lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted July 15, 2009 Originally posted by sool_boy: cut my head , snice cutting heads is on fashion now days among somalis.lol Lol... I wouldn't go that far sxb...balse I will suggest that you right some sort of punishment phrase as your signature... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted July 16, 2009 Who has "Mindi"? Quote Share this post Link to post Share on other sites
sool_boy Posted July 16, 2009 it was indhacade cousin who was behind it... i was not totaly wrong.lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted July 16, 2009 Read my lips He is not Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted July 16, 2009 ^Who is behind it ya Juje? It sure wasn't Al-shabaab that stormed in the Hotel and took those guys nor was it HI. Feed us with the real news! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted July 16, 2009 ^^^^^^^^^it was government troops who were willing to sell their qaranimo and hand over the men to those who may want them for cash. plus they are from the ex MMI troops from the side of shiikh C/qaadir Cumar (interior minister) that joined the government. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted July 16, 2009 Originally posted by Jaanjumow: ^^^^^^^^^it was government troops who were willing to sell their qaranimo and hand over the men to those who may want them for cash. plus they are from the ex MMI troops from the side of shiikh C/qaadir Cumar (interior minister) that joined the government. I think if this is confirmed he should be sacked...And who cares if he switch sides as he and his militia are already supperting them, because there was a lorry full of weapons which was caught b4 it went to the insurgents and he was accused of sending it to Central Regions without thinking about that it will end on the wrong hands. I heard PM Omar said that three low level security officials were arrested but more than that should be happening. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted July 16, 2009 ^^Abwaan, he should've been sucked the day his melitia refused to don on tfg uniforms, as reported. this man is xerow who is confused,and does not know which side to be on Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted July 16, 2009 Originally posted by xiinfaniin: ^^Abwaan, he should've been sucked the day his melitia refused to don on tfg uniforms, as reported. this man is xerow who is confused,and does not know which side to be on I agree sxb...he is too miskiin and can't decide on whether to be a full time minister or mucaarad...Awal bay jago uusan qaadi karin madaxa u saareen...although he is one of the honest ministers that post was too huge for him. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted July 16, 2009 HEHEHEHEHE.......HIZ BUL ISLAM BEHIND IT NOW I HAVE MARKT YOUR WORD LOOK AT MY BRAVE ARMY Quote Share this post Link to post Share on other sites