Sign in to follow this  
General Duke

Speaker Sharif Xasan in Puntland-Pics....

Recommended Posts

Bosaso:- Halkan ka daawo Sawirada Soo dhaweyntii maanta ee Airporka Bosaso, wafdigii uu hogaaminayey Shariif Xassan Shiikh Aadan Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

 

Shariif Xassan ayey safarkiisa ku wehliyeen 22 xubnood oo isugu jira Wasiiro iyo Xildhibaano ka socda Dowlada Federaalka.

 

Wafdigan Balaaran ayey magaalada Bosaaso kusoo dhaweeyeen Madaxda sare ee dowlada Puntland oo ay hogaaminayaan Madaxweynaha, Madaxweyne kuxigeenka, Guddoomiyaha Baarlamaanka PL, Wasiiro, Xildhibaano iyo Saraakiisha Ciidamada.

 

soodhaweyn1.JPG

 

soodhaweyn2.JPG

 

soodhaweyn6.JPG

 

soodhaweyn10.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gooood pics there duke bosaso they say is fairly hott in the noooon hours but breezy in the afternoon and night ....

 

the guy on the third picture must be 7'feet

 

he made president musa and the speaker look like two young siblings of his

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this