Paragon Posted December 23, 2006 Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Waxaa Maanta Dagaalkii Maleeshiyaadka Maxaakimiinta iyo Ciidanka Dowlada dhexmaray ku Dhintay Sheekh Mukhtaar Abuu Mansuur Rooboow iyo Maleeshiyaad uu watay, Waxaana la Xaqijiyay in ninkaas iyo Ragiisiiba ay alaysteen. Dagaalka maanta ay soo qaadeen Maleeshiyaadka Maxaakimiinta ayaa laba dhinac ahaa waxaana wararku nagu soo gaarayaan in Maleeshiyaadka Maxaakimiinta ay maanta oo kaliya ka Geeriyoodeen rag lagu sheegay 350 oo nin oo u badnaa ragii uu watay Sheekh Mukhtaar abuu Mansuur Rooboow. Wali waxaa socda dagaalkii isaga oo galay maalintiisii 5aad ayaad hadana waxaad moodaa in Maleeshiyaadka Maxaakimiintu aanayba ku quusan dhowrkii maalmood ee aanu soo dhaafnay dhibaatadii ka soo gaartay Dagaalkii weerarka ahaa ee ay ku qaadeen ciidanka Dowlada Federaalka ah iyo Magalada Baydhabo. Dhinaca kale Magaalada muqdisho ayaa la sheegay in lagu soo daad guraynayo Dhaawacyo farabadan, oo u badan Dhalinyaro aad u da’yar oo aan dagaal iyo Xabada waawayn horeyba waxba uga garanayn. Idamaale News Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted December 23, 2006 Well at least they paid the proper respects. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted December 23, 2006 ^^ yeah, very civil of them lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 23, 2006 My friend actually knows the person that owns this site. Iam thinking of starting my onw tabliod e-paper. Quote Share this post Link to post Share on other sites
XOG-ogaal Posted December 23, 2006 love reading idaale they give another point of view hmmmm lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
XOG-ogaal Posted December 23, 2006 Chi- i'll setup the server you do the work lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdi2005 Posted December 23, 2006 kkkk, abu mansoor wuxu jira xajka, ducadiisa aya hada gaareyso mujahidinta Quote Share this post Link to post Share on other sites