Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Sh. Sharif Arrives in Muqdisho

Recommended Posts

nuune   

Yes, he arrived, the Caravan is takin shape, or is he preparing his new position as TFG MP(not formally known)!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

He is formerly known as being head of Maxamed Dhere's delegation in Eldoret during the initial start of creating TFG back in 2003.

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D

 

Xuseen Xuubsireed (Yeey's spokesman) said this in Mogadishu:

 

"He is peace loving and we are sure he will change a lot in the situation of Somalia," presidential spokesman Hussein Mohamed Mohamud told Reuters. "He will also tell the truth to the Somalis who were confused and disturbed by al Shabaab."

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Libaax-Sankataabte:

"He will also tell the truth to the Somalis who were confused and disturbed by al Shabaab."
[/i]

Hussein is damn right on this....that is exactly what Sheikh Sharif will do....whether he will succeed or not remains to be seen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

The Peace Process in Djibouti was to bring Shariifka to Mogadishu, and everything else will follow!

 

 

We await Aweyska next :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

(Sheikh?) Sharif's cycle of degeneration to what he was before his sudden rise to fame is nearing its nadir.

 

Ninkaas waa ku daayay. He is a sell out. Bad thing is the Antarnational Kommunity and Atobiya do not trust him as well and only want to use him for the phase of fomenting strife among the islamists.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gudoomiyaha isbeheysiga dib u xoreynta sheikh Shariif sheikh Axmed iyo wafdi uu hor kacayay ayaa waxaa uu maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

 

Abaaro 3-dii galabnimo ee galabta iyo xubno ka tirsan isbeheysiga dib u xoreynta waxaa ay galabta ka soo degeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho,halkasi oo ay ku soo dhaweeyeen xubno Wasiiro,Xilidhibaan ka tirsan dowlada kmg Soomaaliya iyo Saraakiisha ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM.

 

Amaanka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa si weyn loo adkeeyay halkaasi oo ay isku gaadaameen ciidamada Nabad illaalinta ee AMISOM.

 

Madaxada maanta garoonka diyaradaha ku soo dhaweysay Wafdiga uu hor kacayay gudoomiyaha isbeheysiga dib u xoreynta sheikh Shariif sheikh Axmed ayaa waxaa ka mid ahaa wasiir ku xigeenka Wasaarada Gaashan dhiga dowlada kmg Soomaaliya Salaad Cali Jeele,wasiirka Beeraha Mustaf Shiikh Cali Dhuxulow,Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Col Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid iyo Weliba gudoomiyaha Cusub ee gobolka Banaadir Maxed Cusmaan Cali Dhagaxtuur iyo weliba Saraakiisha ugu sar sareeysa Ciidamada AMISOM eek u sugan magaalada Muqdisho.

 

Sheikh Shariif sheikh Axmed marka uu ka soo degay diyaaradii waday waxaa uu qadar yar ku hadkay hoolka weyn ee garoonka waxana soo galbiyay Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada kmg Soomaaliya oo u soo waday dhanka Hotel Lafweyn ee magaalada Muqdisho.

 

Wadada dheer ee isku xirta garoonka illaa hotel Lafweyn waxaa ku sugnaa dadweyne aad u farabadan oo u luxayay Caleemo qoray oo aad moodo in ay ku faraxsanaayeen imaatiinka Shiikh Shariif ee magaalada Muqdisho.

 

Gudoomiyaha isbeheysiga dib u xoreynta sheikh Shariif sheikh Axmed oo si gaar ah uga waramayay idaacada shabelle ayaa waxaa uu sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in maanta uu ka soo dego magaalada Muqdisho ee casimada Soomaaliya,waxana uu sheegay in uu shir kale oo uu uga waramayo imaatiinkiisa magaalada Muqdisho uu warbaahinta isugu yeeri doono.

 

Wixii warar ah eek u soo kordha Imaatiinka Gudoomiyaha isbeheysiga dib u xoreynta sheikh Shariif sheikh Axmed kala soco shabelle.net hadii uu illaah inoo saamaxo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this