Alle-ubaahne Posted November 12, 2006 Alxamdulilah! Maanta waxaa si sharaf leh magaalada gaalkacyo qeybo kamid ah ku gaardiyay Ciidamada naftood hurayaasha Mujaahidiinta Maxaakimta Islaamiga. Warkaan ayaa niyad jab ku noqday Ciidanka Itoobiyaanka ahaa ee kusoo socday gacansiinta Ciidamada Puntland iyo kuwa C/qeybdiid. Waxaan sugeynaa insha-Allah in Ciidanka Maxaakimta iyo kuwa Cadowga Itoobiya ay fooda is daraan maalmaha nagu soo socda. Guusha allaha siiyo Islaamka iyo intii taageerta, aamiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 12, 2006 ^^^^Saaxib Dagaal Somali ku la,aneeso maxaa laga halayaa?. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 12, 2006 ^^^It is war my friend no people rising no were, the same classic invasion. Quote Share this post Link to post Share on other sites