Jabhad Posted June 25, 2007 Huganka madaafiicda waaweyn iyo rasaas is daba jooga ah oo xiligaan ka socota qeyb ka mid ah Muqdisho http://www.soomaalinews.com/view_page.php?articleid=5407 Xaalada Afhayeenka Madaxweynaha Dowlada KMG ah ee Somalia Xuseen Maxamed Maxamuud Xuubsireed ayaa aad looga deyrinayaa, iyadoo warar kala duwan ay kasoo baxayaan xaaladiisa caafimaad oo aad u daran. http://www.waagacusub.com/25.06.07.15.htm Xiligaan oo ah saacada Muqdisho 10kai iyo 30daqiiqo ayaa waxaa mar qur ah is qabsaday Qaraxyo iyo rasaas xoogan oo leys weydaarsnayo iyadoona wali socota Rasaasta, waxeyna ka dhaceysaa qaraxyadaan dhinaca xaafada Xamar jadiid oo ku aadan qeybta isbartiibada weyn ee istaadiyoow Muqdisho. http://www.dayniile.com/june/Qas.htm Ilaa io siddeed qof oo ay haleeshay rasaas ay la dhaceen ciidamo ethiopian ah ayaa la geeyay cisbitaalka magaalada Baladwayne. Sideedan dhaawacaa oo midi ay dumar tahay ayaa waxaa shlay ay ku dhaawacmeen rasaas ay fureen ciidamo Ethiopian kolonyo ahaa oo isla shalay qarax loogo gaystay meel dhinaca koonfureed 7km ka xigta tuulada Halgan http://www.dalkanews.com/news.php?readmore=476 http://www.aayaha.com/viewpage.php?articleid=5109 Quote Share this post Link to post Share on other sites