Sign in to follow this  
A_Khadar

soo dhawaynti xoghayaha arimaha dibada SSC (Video)

Recommended Posts

A_Khadar   

Waxaa maalinitii Axda taariikhduna ahayd 8 Aug ka dhacay magaalada Stockholm, caasumada dalka Sweden kulan aad loosoo agaasmiyay oo ay ka soo qeybgaleen jaaliyada SSC iyo dad weyne soomaaliyeed oo aad u tiro badan. Kulankaas oo looga yimi gobolo aad uga fog fog barta kulunku ka dhacayey.

 

 

Universal

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Xoghayah arimaha dibeda iyo jaaliyadaha iyo fanaanada qaranka Sado Ali oo la kulmay jaaliyada SSC Sweden

 

Stockhlom(Jidbaale):-Waxaa maalinitii Axda taariikhduna ahayd 8 Aug ka dhacay magaalada Stockholm, caasumada dalka Sweden kulan aad loosoo agaasmiyay oo ay ka soo qeybgaleen jaaliyada SSC iyo dad weyne soomaaliyeed oo aad u tiro badan. Kulankaas oo looga yimi gobolo aad uga fog fog barta kulunku ka dhacayey.

 

Kulankan oo ku saabsanaa xogwaran iyo isbarsho waxaa lagu soo dhoweeynayey xoghayaha arimaha dibeda iyo jaaliyadaha SSC mudane prof Maxamoud Cali Jama iyo fanaanada qaranka Soomaliyeed Saado Cali Warsame. Sidii dhaqanku ahaa waxaa kulanka lagu furay ayaadaha Quraanka Kariimka.

 

Gudoomiye Cabdi Kahaliif ayaa shirka ku furay erayo mug leh isagoo aad ugu mahad celiyey dhamaan ka soo qeyb galayaashii shirka. Wuxuuna si kooban uga waramay marxaladihii ay soo maray jaaliyadda SSC Stockholm maanta ay tahay mid ku dayasho mudan.Intaa dabadeedna waxaa halkaa hadalo qiimaleh ka tiri Saado Ali Warsame iyoo aad ugu nuuxnuux satay muhiimadda ay leedahay in loo istaago siddii loo heli lahaa qaranimo soomaaliyeed iyo midnimo soomaaliyeed. Saado iyadoo hadalkeeda sii wadata waxay ka soo qeyb galayshii ku adkeysey in aan cidna cida kale ku xadgudbin, wixii dhib iyo xumaan wadda si wada jir ah looga hortago. Intaa dabadeedna waxay ku si suugaaneysan ku cabirtay culayska aay leedahay in Soomaalinimada la difaaco loona kaco.

 

Read More

Share this post


Link to post
Share on other sites
mielmi   

WALLAHI I LAUGH LIKE CRAZY EVERYTIME THIS I HEAR ABOUT THIS GROUP.......HOW MUCH MONEY DID THEY COLLECT THIS TIME FROM THE POOR HARDWORKING DIASPORA TO SPEND IT IN NAIROBI HOTEL ROOMS. I HEARD GARAD JAMAC COULDN'T EVEN PAY HIS HOTEL BILL IN NAIROBI. THE HOTEL MANAGER WAS GONNA CALL THE POLICE, BUT THE SITUATION GOT RESOLVED BY SOMALI COMMUNITY IN NAIROBI.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this