Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 12, 2008 I've for a long time la yaabanaa something. See u bilowdeen dagaaladaan sokeeye, dalkeena hoggaanka ugu horeeyo, xoogna ku socdo oo inay maamulaan rabo waa wada korneelo. Just u fiirso. Most of them. Korneelo kala nooc waliba. Few korneelo I can remember dalkeena dhulka dhigay: Korneel Cadde Muuse Korneel Riyaale Kaahin Korneel Barre Hiiraale Korneel Shaatigaduud Korneel Cabdullaahi Yuusuf Korneel Axmed Cumar Jees Korneel Cabdi Qeybdiid Korneel Xasan Qalaad [oo geeriyooday] Korneel Jibriil Salaad [kan maanta Sanaag ka taliyo] Korneel Nuur Cadde [oo asagana hadda kusoo biiray] Kuwaan oo isku wadajiro waxee wada ahayeen kuwa ahaa booliis, kuwa ahaa militeri, kuwa ahaa basaas iyo kuwa sirdoona ahaa. Kuwa janaraalada qabqabliyaasha ahaa saas uma badnayn, only Jen. Caydiid, Jen. Moorgan iyo Jen. Gabyoow ka xasuusan karaa. And all three siyaasadda maanta kama muuqdaan, laba waa hore geeriyoodeen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted January 12, 2008 General Cadde Muuse, at least get their titles right. Quote Share this post Link to post Share on other sites