Som@li Posted October 25, 2004 Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay kulamo kala duwan la kala yeeshay Soomaalida iyo qaar ka mid ah diblomaasiyiinta ku sugan magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya. Sidoo kale madaxweyne C/laahi Yuusuf waxaa uu tegay saakay xabsi ku yaal dalka Itoobiya oo uu ku xernaan jiray xiligii uu dalkaasi ka talin jiray Mingiste Xeyla Maryam iyadoo uu xabsigaasi uu ku jiray mudo dhan 6-sano waxaana booqashadiisa ku wehlinayey qaar ka mid ah xildhibaannnada iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka, iyadoo uu C/laahi Yuusuf halkaasi ka sheegey inuu si aad ah u xasuusto mudadii uu ku xernaa xabsigaasi oo uu sheegay inuu ku reebay uur ku taalo xun. http://www.midnimo.com/Octoober/24_10_c_yuusuf_oo_booqday_xabsigii_uu_ku_xirnaa.htm Quote Share this post Link to post Share on other sites