Sign in to follow this  
Cowke

Puntland Police Capture Criminals On The Run

Recommended Posts

Cowke   

Xabsiga Garoowe oo la dhigay Shan nin oo Dil gaystay.

 

 

 

 

Garowe:(Bosasomedia) Waxaa maanta Ciidamada booliska Magaaladda Garoowe ay Xabsiga dhigeen 5 nin oo ka danbeeyay Dilkii bil kahor ay Dil ugu gaysteen Wiil dhalinyaro ah kaaso oo ay ku rideen Barag.

 

Ragaan Dilka Gaysta ayaa Sedex kamid ayaa waxaa laga soo qabqabtay Magaalada Gaalkacayo ee Xarunta Gobalka Mudud,Midna waxaa laga soo qabatay magaalada garowe, halka kan shanaadna laga soo qabtay Dagmada Afogooye ee Xarunta Sh/Hoose, Halkaas oo ay soo qabteen Ciidamada Al-Shabaab gacantana usoo sheen Dowlada KMG Soomaaliya,Dowladuna kadib ay kusoo wareejisay Ciidamada Dowlada Puntland,

 

Taliyaha Booliska Gobalka Nugaal C/raxmaan Abshir (Qaanqaa) oo Warbaahinta la hadlay ayaa shegay Cidwalba oo fal danbi ah gasha inay Soo qaban doonaan meel walba oo Deeganada Punatland ay uga baxsadaan, isla markaasna wuxuu Taliyuhu uu sheegay in cidii Danbi kasoo Gasha oo usoo Gudba Gudaha Deeganada ay Dowlada Puntland ka taliso lala Xiiriirin doono Deegaanadii ay wax kasoo galeen,

 

Falkaan oo ah kii labaad oo laga soo qabto gacan ku dhiigle ka baxsadady Deeganada Puntland,Waxaana Dilkaani u dhacay Taarikhdu markay ahayd 13 /09/2009,Gacan ku dhiig layaashan ayaa Xabsiga loo taxaabay maanta Barqadii.

 

Xafiiska wararka Bosasomedia ee Garowe:-

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Not bad response time. 1 month to catch these murderers who tried to escape into different locations within and outside of puntland.

 

Noone is going to get away with nothing anymore in puntland, their will make sure to find whoever does crap within their juristiction will be brought before justice.

 

Next one their agenda is to get the thugs who killed the minister and bring them before justice.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this